Goolhaye.com

Frank Lampard oo Heshiis Cusub U Saxiixay kooxdiisa Chelsea
wargeyska thesun ee ka soo baxa dalka ingiriiska ayaa goordhaweyd oo maanta ah shaaciyay in ciyaaryahan kubadda uga qaabeyo qadka dhexe kooxda chelsea frank lampard uu hishiis uu kooxda hal sano kula sii joogayo u saxiixay

Lampard ayaa qandaraaskiisa haatan uu ku ekaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana kooxda ay go’aansatay inay ka laabato go’aankeedii hore ee ahaa inaysan qandaraaska u cusbooneysiinin, isagoo haatan qalinka ku suugay heshiis uu hal xilli ciyaareed kale ku sii joogayo Stamford Bridge.

Lampard oo dhawaan jabiyay rikoorka gooldhalinta taariikhda Blues ayaana sidoo kale ah ciyaaryahanka seddexaaad ee ugu safashada badan taariikhda kooxda, isagoo xilli ciyaareedka danbe uu u noqon doono xilli ciyaareedkiisii 13aad ee Stamford Bridge.

Agaasimaha guud ee Chelsea Ron Gourlay ayaa yiri: “Frank ciyaaryahan aad u muhim ah ayaa muddo dheer ka ahaa Chelsea Football Club, waxaana uu qeyb libaax leh ka qaatay guulaha kooxda.

“Waxaan wadahadal kula jirnay tan iyo dhamaadkii sannadkii hore, waxaana wadahadaladeena ay ahaayeen kuwa niyadsan. Waxaan haatan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno inuu kooxda sii joogayo ilaa 2014.

“Waxaan doonayaa inaan u mahadceliyo Mr Abramovich wax walba oo uu sameeyay oo riyada run uga dhigay. Waan jeclahay kooxda, shaqaalaheeda, ciyaartoyda iyo gaar ahaan taageerayaasha, kuwaaso si fantastik ah iila dhaqmay tan iyo maalintii aan imid.”

Daawo Sawirada: Tageerayasha Chelsea oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax ay ku Dalbanayaan Jose Mourinho
Taageerayaasha kooxda Chelsea ayaa isugu soo baxay banaanaada Magaalada Amesterdam ee Wadanka Netherland ka hor ciyaartii ay xalay ay ku guuleysteen kooba Europe League, iyagoona dalbanyey in macalin Jose Mourinho uu mar kale ku soo laabto galbeedka Magaalada London, iyo waliba kooxda Chelsea

Banaabaxayaasha ayaa watay boorar ay ku xar dhanaayeen Rafa Out iyo Jose ku soo dhawow kooxda Chelsea, wadada kaliya ee noo furan waa Jose Mourinho iyo Ereyo kale

Macalin Rafa ayaa xalay kooxda u qaaday Koobka Euroupe League, iyadoona la filayo inuu isaga hayaami doono kooxda Chelsea

Waa kuwaan Taageerayaasha oo ku sugan magaalada Amesterdam oo dhex maraya magaalaada Gudaheeda

Chelsea oo Rikoor Cusub u Dhigtay Yurub (Daawo Sawirada)
Terry, Hazzard ma ciyaarin Benites-na kuma qanacsana taageerayaasha Chelsea, hadana Chelsea waxay cawada noqotay Naadiga Horyaalada Europa League.

Naadiga reer Britain ee Chelsea ayaa naadiyada Yurub taariikh u dhigtay, kadib markii ay Cawada ku gulleysatay koobka 2aad ee ugu weyn Yurub, iyadoo naadiga reer Burtugal ee Benfica kaga adkaatay 2/1.

Ciyaartoyda labada naadi, ayaa garoonka soo galay, iyadoo koox walbana uu hamigeedu ahaa ineey ku guuleysato koobka dhirirka badan ee Europa League, daqiiqadihii ugu horeeyay ee Ciyaarta waxaa fag fag garoonka lasoo galay Ciyaartoyda naadiga Benfica, inkastoo Oscar uu darbo xoogan daqiiqadii 27aad ku tuuray goolka Benfica.

Daqiiqadii 38aad ayaa hogaamiyaha Chelsea Lampard uu darbo xoogan ku tuuray Goolka Benfica, taasoo gool loo filan karay laakiin uu goolhayaha banaanka u saaray, sidaas ayaana qaybtii hore lagu kala maray bilaa gool la’aan.

Daqiiqadii 60aad ee qaybtii 2aad ee Ciyaarta, ayaa kooxda Chelsea waxaa u suurtagalay ineey helaan goolkooda qaad, kadib markii uu wiilka reer Spain Fernando Torres uu si xirfadeysay kubadda ula dhaafay daafaca Benfica iyo Goolhayaha kadibna uu shabaqa ku hubsaday.

Kadib 7 daqiiqo goolka Torres, kooxda Benfica waxay heleen kubad gool ku laad ah, kadib markii uu gacanta ku taabtay Ezbalcueta xerada diilinta, waxaana kubadaas gool u badalay Cardozo ciyaartana ka dhigay 1/1/

Ciyaarta ayaa waqtigii loogu talagalay kusoo idlaatay 1/1, waxaana lagu daray 3 daqiiqo oo dheeri ah, laakiin nasiib wanaag kubad koorno ahayd oo uu soo laaday Mata, ayaa waxaa madaxa la helay Ivanovic kana dhigay ciyaarta 2/1.

Hadaba Chelsea oo sanadkii hore qaatay koobka Champion League, ayaa cawadana la hoyatay koobka Europa League, waana rikoor Cusub, oo aysan weli horay u dhigin koox Yurub ka tirsan.

Ashley Cole oo loo dhiibay kabtanka qaranka ingiriiska
Daafaca kooxda Chelsea, Ashley Cole ayaa lagu casuumay in uu noqdo kabtanka xulka sadexda ibaax ,kulanka ay la qaadan doonaan Ireland.

Tababaraha xulka England Roy Hodgson ayaa doonasya in Cole uu hogaamiyo xulka Ingriiska 29-ka bishan ,taas oo lagu sharfaayo in uu 100 kulan uciyaaray xulka Ingriiska .

Inkastoo uusan noqon doonin kulanka 2-da June ee ay Brazil la ciyaarayan ,hadana waxaa loo gartay Cole ciyaarta Ireland.

Ashley Cole ayaa horey udiiday masuuliyada hogaaminta xulka Ingriiska ,waxaana Roy Hodgson la weydiyay in laga yaabo in uu aqbali doono casumadan.

“Tani ma,ahan hogaamin joogta ah ,laakiin waa mid isaga lagu sharfaayo waxaana umaleyna in uu aqbali doono ayuu usheegay BBC-da.

Dalabka tababaraha xulka Ingriiska ayaa imaanaya 7 bilood kadib markii ay isku dhaceen Ashey Cole iyo xiriirka wadankaa Ingriiska ee FA –ga ,arimihi John Terry iyo Aton Ferdinand dartood.

Daafaca kooxda Chelsea, Ashley Cole ayaa lagu casuumay in uu noqdo kabtanka xulka sadexda ibaax ,kulanka ay la qaadan doonaan Ireland.

Tababaraha xulka England Roy Hodgson ayaa doonasya in Cole uu hogaamiyo xulka Ingriiska 29-ka bishan ,taas oo lagu sharfaayo in uu 100 kulan uciyaaray xulka Ingriiska .

Inkastoo uusan noqon doonin kulanka 2-da June ee ay Brazil la ciyaarayan ,hadana waxaa loo gartay Cole ciyaarta Ireland.

Ashley Cole ayaa horey udiiday masuuliyada hogaaminta xulka Ingriiska ,waxaana Roy Hodgson la weydiyay in laga yaabo in uu aqbali doono casumadan.

“Tani ma,ahan hogaamin joogta ah ,laakiin waa mid isaga lagu sharfaayo waxaana umaleyna in uu aqbali doono ayuu usheegay BBC-da.

Dalabka tababaraha xulka Ingriiska ayaa imaanaya 7 bilood kadib markii ay isku dhaceen Ashey Cole iyo xiriirka wadankaa Ingriiska ee FA –ga ,arimihi John Terry iyo Aton Ferdinand dartood.

Newcastle oo Raali Galin Usoo Bandhigtay Wayne Rooney
Milkiilaha Kooxda Newcastle Mike Ashley ayaa raali galin ka bixiyay war qalad ah oo jariirad kooxdisa taageerta ay ka qortay laacibka xulka sadexda libaax Wayne Rooney .

Jariirada Sports Direct News oo ay leedahay haweeney la dhalatay milkiilaha kooxda Newcastle ayaa sheegtay in kooxda Newcastle United ay dooneyso in ay soo qaadato weeraryahanka Manchester Unite Wayne Rooney .

“Newcastle oo diyaarineysa lacagihii ay kula soo wareegi laheyd Wayne Rooney ,oo ay u aragto in uu wax ka tari karo baahida weerar ee kooxda ayaa ciwaan u aheyd warbixintaan .

“Warkaas waxaa uu ahaa been mana jirto in aan nagu midaas sheegnay waxaan rabaa in aan ka raali galiyo Rooney hadalkaasi beenta ah ayuu yiri Milkiilaha Kooxda Newcastle Mike Ashley

“Rooney waa ciyaariyahan weyn oo uqalma darajo sare ,mana ahan in wixii la doono laga qoro waana ka raali galinaya markale ayuu hadalkiisa ku daray.

Newcastle United oo Doneysa Wayn Rooney
Ciyaaryahanka Martin Montoya ayaa waxa uu u muuqdaa mid heshiis cusub la galaya kooxdiisa Barcelona,balse kooxda  Inter ayaa waxa ay rabtaa in ciyaaryahaka ay ku soo darsato qorshaha xili ciyaaredka 2013-14 ay ku dagaal tageyso.

Kooxda wadanka Talyaaniga ayaa waxa ay dagaal la gali doontaa kooxaha Liverpool iyo Real Betis, oo iyagana bartilmaameedsanaya ciyaaryahankan.

Montoya ayaa iminka heshiiska uu la leeyahay kooxda Barcelona waxa uu ku egyahay sanadka 2014,balse kooxda ku ciyaarta garoonka  Nou Camp ayaa diyaar uah in ay heshiiska u kordhiso .

Kooxda  Inter ayaa waxa ay ku dooneysaa 22-jirkaan in lagu siiyo si amah ah.

Montoya ayaa ah ciyaaryahan ka ciyaar dhanka daafaca sidoo kale qadka dhexe ayuu ka ciyaari karaa.

Kooxo Badan oo u Hanqal Taagaya Laacibka Montoya
Ciyaaryahanka Martin Montoya ayaa waxa uu u muuqdaa mid heshiis cusub la galaya kooxdiisa Barcelona,balse kooxda  Inter ayaa waxa ay rabtaa in ciyaaryahaka ay ku soo darsato qorshaha xili ciyaaredka 2013-14 ay ku dagaal tageyso.

Kooxda wadanka Talyaaniga ayaa waxa ay dagaal la gali doontaa kooxaha Liverpool iyo Real Betis, oo iyagana bartilmaameedsanaya ciyaaryahankan.

Montoya ayaa iminka heshiiska uu la leeyahay kooxda Barcelona waxa uu ku egyahay sanadka 2014,balse kooxda ku ciyaarta garoonka  Nou Camp ayaa diyaar uah in ay heshiiska u kordhiso .

Kooxda  Inter ayaa waxa ay ku dooneysaa 22-jirkaan in lagu siiyo si amah ah.

Montoya ayaa ah ciyaaryahan ka ciyaar dhanka daafaca sidoo kale qadka dhexe ayuu ka ciyaari karaa.

Ronaldo: Hadii Aan Siwacan Uga Dheelo Garoomada Spain, Waan Ku Guuleysaneynaa Copa del Rey
Ronaldo ayaa shakiga ka saaray in Real Madrid laga qaadi karo Copa del Rey marka ay Final-ka wajahaan Kooxda Atletico Madrid ee ka dhisan Caasimada.

Los Blancos ayaa Record wanaagsan ka heysta kulamadii horyaalka ee ay la ciyaartay kooxda ay isku magaalada yihiin ee ay sida aadka ah u xifaaltamaan, waxaana Record-kaasi uu soo soconayay tan iyo 1999.

Ronaldo ayaa rumeysan kooxda Madrid dhibaatada looga soo ciribtiray Champions League ee Dortmund aysan hada taageen Macalin Mourinho iyo wiilashiisana ay qaadi doonaan koobkan ay ku tashanayaan.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay koobkan waxaana aan dooneynaa in aan ku guuleysano” Ronaldo ayaa sidaasi u sheegay website-ka Rasmiga ah ee kooxda Real Madrid.

Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa ciyaari doona 17-ka bishan Finalka Copa del Rey oo ah koobka kali ah ee labadan koox u soo haray oo ay midkasta dooneyso in sanadkan ay qaado.

Petr Cech: Kooxda Chelsea Aad Bey Uso Dhaweenesa Mourinho
Gool-hayaha kooxda Chelsea Petr Cech ayaa ku adkeysanaya in Macalin Jose Mourinho uu la kulmayo soo dhaweyn weyn hadii uu dib ugu soo laabto garoonka Galbeedka London kuyaalla ee Stamford Bridge.

“Markii uu Jose nala joogay waxaan gaarnay guullo waa weyn dadkan wali waxa ay niyada ku hayaan in uu taasi markale sameyn karo,” Gool-haye Cech ayaa sidaasi u sheegay saxafiyiinta.

“Hadii uu soo laabto, sheekado waxa ay noqoneysaa mid xiiso u lahaata qofkasta, aad ayaa loo soo dhaweyn doonaa”.

Maclinka kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa lala xiriirinayaa in uu ka soo tagi doono kooxda uu hada leeliyo isagoo lagu wado in uu hogaamiya kooxdiisii hore ee Chelsea.

Mourinho ayaa badali doona macalinka KMG ah ee ay shaqadiisu dhamaneyso xiilli ciyaareedkan Rafael Benitez.

Rio Ferdinand oo ka Fariistay Ciyaaraha Heerka Caalami
Daafaca kooxda Manchster United Rio Ferdinand ayaa ku dhawaqay in uu ka fariistay ciyaaraha heerka caalami ee wadanka Ingriiska.

Ferdinand ayaa is casillay maanta kadib 16 sano oo uu uciyaray xulka sadexda,isagoo sheegay in uu xooga saari doono kooxdiisa.

“Waxaa la joogaa waqtigii ugu saxnaa oo aan ku dhawaqi lahaa hadalkaan ayuu usheegay jariirada Daily Mail

Hada waxaan ahay 34 waana inaan fursad siiya xidigaha dhalin yarada ah ee usoo baxay xulka Ingriiska ayuu yiri Rio .

Ferdinand ayaa noqday daaficii ugu da,da yaraa ee uciyaara xulka Ingriiska ,waaana kulankiisii ugu horeeyay uu ka soo muqday Wembley bishii November 1997.

Rio oo England sadex jeer umatalay koobka aduunka ayaa xulka Ingriiska uciyaaray 81 kulan ,kulankiisii ugu dambeeyayna waxa uu ka hortagay Switzerland 2011.