Home » Archives by category » Wargaysyada

Daily Mail: Cristaino Ronaldo Oo Ku Sii Jeeda Manchester United Xilli Rooney Uu Ka Sii Jeedo.

Udir Asxaabta

Wargeyska Daily Mail ayaa qoraya maanta sheekada ku saabsan in Cristiano Ronaldo uu ku sii jeedo kooxdiisa hore ee Manchester United, xilli Wayne Rooney uu dalbaday markii labaad seddex sanno gudaheed in la iibiyo. Waxaana wargeyskaan uu sheeganayaan in agaasimaha guud ee kooxda United David Gill inuu kulan la qaatay…

Manchester United oo ku dhow in ay meel cidlo ah ka qaadato ciyaaryahan Wilfried Zaha

Udir Asxaabta

TalkSPORT ayaa ogaatay in kooxda Arsenal ay ka baxday doonista Ciyaaryahanka yar ee  Wilfried Zaha taasna waxaa sabab u ahTheo Walcott ayaa qarka u saaran inuu qalinka ku duugo heshiis cusub. Gunners ayaa ku fikiraysay hadii  maaro  ay u weyso Walcott inay badal uga dhigto Ciyaaryahanka Crystal Palace  kaas oo…

Maxaad ka taqanaa 11-ka ciyaariyahan ee ugu naagaha qurxoon aduunka?

Udir Asxaabta

Aduunka wax walba waa la qiimeeyaa jariirada arimaha bulshada ka faaloota ee nowmagazine oo kasoo baxda UK ayaa qiimeyn ku sameeyay 11 gabdhood ee ugu qurxoon dumarka udhaxa ciyaartooyda ciyaara kubbada cagta . Sheekadan kuma jiraan ciyartooyda saaxibada la,ah dumarka laakin waxaa la qiimeeyay xaaskaska la qabo. Waana kuwaan 11-ka…

12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

Udir Asxaabta

Xili uu sanadkan 2012 uu dhamaad yahay ayaa xiriirka maamula kubbada cagta ee FIFA waxaa uu soo bandhigay 12-kii dhacdo ee ugu xasuusta badneyd sanadkaan . 1. Ilbiriqsigii Taariikhiga ahaa ee Xulka Zambia uu markiisii ugu horreeyay ku qaaday koobka qaramada Africa 2. Bad baadadii xidigii hore Bolton Fabrice Muamba…

Man City oo ku dhow in ay United ka dulqaado Ciyaaryahan Wesley Sneijder

Udir Asxaabta

Kadib markii kooxda kubadda cagta Manchester City ay isaga hartay  Champions League  ayaa waxaa ay isku dayaysaa in sanadka cusub lasoo wareegto ciyaaryahanka qadka dhexe ka ciyaara ee  Wesley Sneijder. Xidiga qadka dhexe e qaranka Holland ayaa sheegay inuu Bisha January isaga tagi doono kooxda, waxaana isku haysta tababarayaasha Roberto…

Tabababaraha liverpool oo sheegay in lagu deg degay qiimihii Andy Carrol looga soo iibsaday Newcastel (Sawiro)

Udir Asxaabta

30.March.2012″: Tababaraha Kooxda Liverpool Kenny Dalglish ayaa sheegay in ay ku hingoobeen soo qaadashada Weeraryahan Andy Carroll  kaas oo  £35million  ay kaga soo qaateen Newcastle. Kooxda Liverpool ayaa ka warqabta in Kooxda  Newcastle  ay samaysay Heshiisyo lala yaabo kadib markii ay weeraryahano badalay xidigaas Demba Ba iyo Papiss Cisse  ay…

Kooxda Anzhi oo Suuqa kala iibsiga ka doonaysa Fernando Torres

Udir Asxaabta

Weeraryahanka Kooxda Chelsea Fernando Torres  ayaa waxaa lala xariirinayaa Kooxda lacagta Hodanka ka ah ee Dalka Ruushka ka dhisan Anzhi. Xidig kamid ahaa Ciyaaryahanadii ku guulaystay Koobka aduunka ayaa isku dayaya in Milkiilaha Kooxda Chelsea uu tuso waxqabadka Qiimihii looga soo iibsaday  Liverpool ee £50m ahaa Bishii January 2011. Waxaa…

Kooxda Arsenal oo Heshiis Hordhac ah lagashay Ciyaaryahan Lucas Podolski

Udir Asxaabta

Arsenal ayaa umuuqata koox ku guuleystay saxiixa laacibka kooxda Cologne  iyo xulka jarmalka Lukas Podolski Jariirada Mail Online ayaa sheegtay in kooxda reer Jarmal ee Cologne ay aqbashay qiimo dhan £10.9milion oo ay kooxda Gunners usoo bandhigtay kooxdan Laacibkaan oo dhowan heshis shaqsi ah lagaaray Arsenal ayaa hadana waxaa heshiiskii…

Arsenal oo ujeesatay sidi ay usoo qaadan lahayd Weeraryahanka Odemwingie “Jaraa’id”

Udir Asxaabta

Tababaraha Kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa wali isku dayaya qaabkii uu usoo qaadan lahaa weeraryahanka halista ah ee Kooxda West Bromwich Albion Peter Odemwingie. Ninkan kasoo jeeda Dalka Faransiiska ee Wenger ayaa isku dayaya in Kooxda West Brom uu siiyo lacag dhan £8million oo ah qiimihii ay weydiisatay xagaagii hore…

Kooxda Real Madrid oo Lacag Kaash ah ku doonaysa Nani (Wargays)

Udir Asxaabta

Xidiga Kooxda Kubada Cagta Manchester United Nani ayaa hada bartil maameed u ah Kooxda Real Madrid. Saxaafada Dalka Spain ayaa sheegtay in xidigan ay Kooxda Real ku dalban doonto lacag kaash ah. Xidiga Qaranka Portugal  ayaa waxaa qaab ciyaareed jecel Macalinka Real Jose Mourinho, sida uu sheegay Website-ka zerozero.pt. Kooxda…

Page 1 of 3123