Home » Archives by category » Taariikh

Newcastle oo Raali Galin Usoo Bandhigtay Wayne Rooney

Udir Asxaabta

Milkiilaha Kooxda Newcastle Mike Ashley ayaa raali galin ka bixiyay war qalad ah oo jariirad kooxdisa taageerta ay ka qortay laacibka xulka sadexda libaax Wayne Rooney . Jariirada Sports Direct News oo ay leedahay haweeney la dhalatay milkiilaha kooxda Newcastle ayaa sheegtay in kooxda Newcastle United ay dooneyso in ay…

Kooxo Badan oo u Hanqal Taagaya Laacibka Montoya

Udir Asxaabta

Ciyaaryahanka Martin Montoya ayaa waxa uu u muuqdaa mid heshiis cusub la galaya kooxdiisa Barcelona,balse kooxda Inter ayaa waxa ay rabtaa in ciyaaryahaka ay ku soo darsato qorshaha xili ciyaaredka 2013-14 ay ku dagaal tageyso. Kooxda wadanka Talyaaniga ayaa waxa ay dagaal la gali doontaa kooxaha Liverpool iyo Real Betis,…

Wigan Oo Garaacday Man city Kuna Guuleysatay koobka FA Cupka DAWWO SAWIRADA

Udir Asxaabta

Kooxda Wigan ayaa ku guuleysatay koobka FA cup-ka kadib markii 1-0 ay kaga badisay kooxda Man City ciyaar ka dhacday garoonka Wembley. Goolka guusha oo yimid daqiiqadii u dambeysay ciyaarta ayaa waxaa madaxa ku dhaliyay Watson oo beddel kusoo galay ciyaarta. Zapaleta oo daafaca midig uga cayaara Kooxda City ayaa…

12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

Udir Asxaabta

Xili uu sanadkan 2012 uu dhamaad yahay ayaa xiriirka maamula kubbada cagta ee FIFA waxaa uu soo bandhigay 12-kii dhacdo ee ugu xasuusta badneyd sanadkaan . 1. Ilbiriqsigii Taariikhiga ahaa ee Xulka Zambia uu markiisii ugu horreeyay ku qaaday koobka qaramada Africa 2. Bad baadadii xidigii hore Bolton Fabrice Muamba…

DAGAALKII XIDIGAHA: IBRA V MESSI maxay is dheeryihiin…? (Maxamed Xaaji)

Udir Asxaabta

 Messi iyo Ibrahimovic waxay wadaagaan riyada guul wadareed iyo mid shakhsi ah oo ay ka gaareen koobka horyaallada Yurub oo ah tartanka heerka kooxeed ee ugu mudan dunida maanta xitaa hadii ay fartu kusii godan tahay IBRA oo aan weligii koobkan urinin inta badana lagu xanto inuu kadibo kulamada waawayn…

MESSI, PELE iyo MARADONA waa kee laacibka ugu mudan.?

Udir Asxaabta

Lionel Messi wuxuu iminka noqday laacibkii ugu horeeyey ee abid 5 gool ka dhaliyay kulan rasmi ah oo ka tirsan koobka horyaallada Yurub kulankii ay Barcelona dhulka la sintay kooxda Bayern Leverkusen oo 7-1 laqsiisay si ay booskooda si sharaf leh uga xaar xaartaan wareegga rubuc-dhamaadka ee koobkan. Messi ilaa hada wuxuu…

Kooxda Sanadka ee EUFA oo lasoo saaray iyo Barca iyo Real oo Hogaaminaya

Udir Asxaabta

Kooxd Sanadka ee EUFA ayaa waxaa Hogaaminaya kooxaha ka dhisan Horyaalka SPAIN EE Barcelona iyo Real Madrid. Ilaa 8 Ciyaaryahan iyo Tababare ayaa laga soo magacaabay Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona, halka England, Italy iyo Germany min hal ciyaaryahan uu ka socdo. Ciyaaryahan Xavi oo katirsan Kooxda Barcelona ayaa loo…

Daawo Sawirada Dhacdooyinkii ugu waa weynaa Ciyaaraha Sanadkan 2011-ka

Udir Asxaabta

Waxaa haatan lagu jiraa maalmihii dhamaadka Sanadka 2011-ka waxaana lagalayaa hadii Alle Idmo Maalmaha Cusub ee sanadka 2012-ka. Sanadka 2011-ka ayaa waxaa lagu xasuusan doonaa Ciyaaro cajiib ah iyadoona sidoo kale dadka qaar ay dib umilicsan karan Goolashii Qurxoonaa ee la dhaliyay. Ciyaaryahanada dib uxasuusan doona sanadkan waxaa kamid ah…

Dagaalka udhaxeeya xidigaha Cristiano Ronaldo iyo Messi oo is kubadalay mid qoys

Udir Asxaabta

Dagaalka udhaxeeya xidigaha Cristiano Ronaldo iyo Messi ayaa is kubadalay mid qoys . Tv-ga caanka ah ee Sky Sports ayaa wareysiyo kala duwan layeeshay hooyooyinka dhalay laacibka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo mida dhashay xidiga Barcelona Leo Messi. Labo wariye oo katirsan Sky ayaa lakulmay labadan haween waxaana laweydiiyay…