Home » Archives by category » Suuqa

Heshiis dhamaaday:Liverpool oo Aly Cissokho lasoo wareegatay

Udir Asxaabta

liverpool ayaa manta xaqiijisay inay amaah ula soo wareegeen difaaca reer france Aly cissokho heshiis hal sano ku eg. Cissokho ayaa shalay ku maray tijaabo caafimaad garoonka tababarka Liverpool ee Melwood kadib intuusan saxiixin ku soo biirida kooxda. 25-jirkan ayaa qiray in kubiirinta liverpool ay u kor dhin doonto khibradiisa…

Heshiis dhamaaday:Stewart Downing oo ku biiray kooxda West Ham United

Udir Asxaabta

West ham ay soo gaba-gabaysay heshiishka laacibka geeska uga ciyaara kooxda Liverpool Stewart Downing aduun gaaraya 6milyan oo gini. Laacibkan ayaa shalay tijaabo caafimad u maray kooxda West ham United ayagoo si rasmi ah u shaaciyay inuu uciyaari doono kooxda Maruu uwaramayey shabakadda kooxda West ham ayuu yiri “aad ayaan…

Marouane Chamakh oo si toos ah ugu biiray Crystal Palace

Udir Asxaabta

Weeraryahaankan reer Morroco ayaa ugu biiray kooxda Crystal Palace heshiis hal sana.Laacibkan ayaa amaah ugu joogay kooxda West ham hadana wuxu u xirandoona kooxda cusub numberka 29 Gooldhaliyahaan ayaa udhaliyay qarankiisa 17 gool 63 kulamood. Arsenal ayaa kala safeenaysa ciyaaryahanadooda kuwa cusubna udhaqaaqesa keenidooda.…

Bale oo AVB u sheegay inuu doonayo Real Madrid

Udir Asxaabta

Gareth Bale ayaa maanta si toos ah ugu sheegay macalinka Tottenham Andre Villa-Boas inuu doonayo inuu ku biiro Real Madrid xagaagan. Arintan ayaa dhabar jab ku noqonaysa Spurs maanta oo uu tababar Bale kooxda la qaadanayay ayadoo waayadaanba ay Real Madrid dalab sareeya la soo shir tagaysay. Maareeyaha ciyaaraha Real…

Xavi Hernandez oo ka hadlaya xaalada Bale iyo Fabregas

Udir Asxaabta

Xidiga qadka dhexe ee Barcelnoa Xavi ayaan hubin in Bale u qalmo lacagta ay kooxda lidka isku yihiin ee Real Madrid ay ku doonayaan oo ah aduun gaaray 100-malyano oo Euro ah. Bale ayaa waxaa waayadaanba aad u doon-doonayay kooxda Real Madrid oo dhowr dalab u soo bandhigtay laakiin Xavi…

Andre Ayew oo u gacan haatinaya kooxaha horyaalka Ingiriiska

Udir Asxaabta

Laacibka qaranka Ghana Andre Ayew ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu ka ciyaaro horyaalka Ingiriiska. Ayew iyo Macalinka kooxda Marseila Baub ayaa isku dhacay ka dib markii uu sheegay inuusan jeclayn inuu ka ciyaaro gees laakiin uu doorbidi lahaa weerarka dhexe ee kooxda. Baub oo taageero ka helaya madaxwaynaha kooxda…

Pep Guardiola oo ka hadlay arinta David Luiz

Udir Asxaabta

Macalinka kooxda Bayern Munich ee Pep Guardiola ayaa ku sheegay waxaan jirin wararka sheegaya inuu doonayo xidiga difaaca uga ciyaara Chelsea David Luiz. Xidigan ayaa lala xiriirinayay kooxaha kala ah Barcelona iyo Bayern Munich ka dib markii uu wacdaro ka dhigay Koobka qaaradaha aduunka oo dhowaan ku dhamaaday Brazil. Guardiola…

Robero Soldado ma ogi xaalkaygu wuxuu ku dambayn doono

Udir Asxaabta

Weeraryahanka kooxda Valencia Roberto Soldado ayaa sheegay inuusan ka warqabin wararka sheegaya in uu ku biiri doono Tottenham. Tottenham iyo Valencia ayaa isku afgartay heshiiska Soldado aduun gaarya 26-malyan oo gini. Inkastoo uu diiday xidiga qaranka Spain arimahaas asagoo sheegay mar dhowayd oo uu shir jaraa’id qabtay. “Ma ka warqabo…

Laacibka da’da yar ee Brazil Bernard oo qarka u saaran inuu ku biiro Shakhtar

Udir Asxaabta

Madaxwaynaha kooxda Atletic Mineiro Alexandre Kaliil ayaa shaaciyay inay aqbaleen dalab uga yimid kooxda Shakhtar oo ku saabsan weeraryahankooda Bernard. 20-jirkan oo u ciyaara qaranka Brazil ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay inuu ku biiro FC Porto ayadoo horey loogu diiday Arsenal. Mar uu Kaliil Shir jaraa’id qabanayay…

Wakiilka Jackson Martinez oo sheegay in Napoli ay dhamaysteen heshiiska gaarka ah

Udir Asxaabta

Wakiilka weeraryahanka kooxda Porto ee Jackson Martinez ayaa sheegay in ninka uu masuulka ka yahay iyo Napoli ay dhamaysteen heshiis shaqsi ahaaneed. Manuel Manzo ayaa intaas ku daray in qandaraaskii labada kooxood uu dhiman yahay, Ayadoo Porto ku adkaysanayso in qiimaha la dul dhigay xidigan ay Napoli miiska soo saarto.…

Page 1 of 63123Next ›Last »