Home » Archives by category » Qaramada » Koobka Aduunka

Qori tuurka is reeb-reebka qaarada Yurub koobka aduunk oo la sameeyay, Maxaa kala haysta Ronaldo iyo Ibrahimovic?

Udir Asxaabta

Qori tuurka is reebka kala baxa koobka aduunka ee qaarada yurub ayaa mar dhowayd la sameeyay ayadoo ay isku aadeen Portugal iyo Sweden. Arinta xiisaha leh ayaa ah in Cristiano Ronaldo iyo Ibrahimovic ay ku loolami doonaa sidii xiddig kasta uu qarankiisa ugu soo saari lahaa koobka aduunka. Waxaa sidoo…

Rooney iyo Gerrard oo u soo saaray ingiriiska koobka aduunka

Udir Asxaabta

Xulka Ingiriiska ayaa u soo gudbay koobka aduunka ka dib markii ay Wembley ku garaaceen Poland 2-0. Wayne ayaa madax ku dhamaystiray karoos uu keeay Leyton Baines daqiiqadii 42-aad, Hal mar ayaa waxaa is badalay jawigii Wembley ayadoo la maqlayay sawaxan iyo rayn-raynta taageerayaasha ingiriiska. Ciyaartu markay ka dhimanayd labo…

Ruushka iyo Bosnia Herzegovina ayaa u soo baxay koobka aduunka

Udir Asxaabta

Qaramada Ruushka iyo Bosnia Herzegovina ayaa koobka aduunka u soo baxay ka dib markii ugu dhibco bateen guruubyadooda ee dhowaan la soo gaba-gabeeyay. Ruushka ayaa ku biloowday asagoo bareejo kaliya u baahnaa kulankii ay Azerbajaan kula lahaayeen gagidooda. Roman Shirokov ayaa goolkii koowaad u dhaliyay Ruushka, Inkastoo uu jawiga cayaarta…

Xulka Belgium oo Koobka aduunka ee Brazil lagu qaban doono u soo baxay

Udir Asxaabta

Xulka kubada cagta Belgium ayaa u soo gudbay Ciyaaraha aduunka ka dib markii ay qaranka Croatia ku garaaceen Zagreb kulan is reeb-reebka koobka aduunka ah. Ciyaarta ayaa waxay ku bilaabantay si dar-dar leh ayadoo ay isla markiiba goolkii u horeeyay ee ciyaarta uu Lukaku intuu goolhayaha Croatia u gooyay si…

Cape Varde iyo Senegal oo u gudbay is reeb-reebka koobka aduunka

Udir Asxaabta

Jasiirada Cape Verde ayaa ku garaacday Tunisa gagideed 2-0 halkaasna ugu gudubtay is reeb-reebka koobka aduunka wareegiisa u dambeeya. Platini ayaa u dhaliyay goolka koowaad Cape Varde daqiiqadii 28-aad, Ayadoo wax yar ka dib uu goolkii labaad u xaqiijiyay Ramos Nhuck. Cape Verde ayaa difaacatay hogaankeeda qaybtii labaad ee ciyaarta…

Brazil oo Australia cashar wayn u dhigtay ciyaar saaxiibtinimo

Udir Asxaabta

Brazil ayaa 6-0 ku xasuuqday qaranka Australia kulan saaxiibtinimo oo ka dhacay gagida Estadio Mane Garrincha oo ku yaal Brazilia. Waxay ku qaadatay lix daqiiqo Selacao inay jabiyaan difaaca Aussie ayadoo uu Jo dhamaystiray kubada Bernard uu birta garaacay ka dib karoos cajaa’ib ah oo uu ka helay Neymar. Jo…

Nigeria, Ethopia iyo Burkino Faso ayaa u soo baxay is reeb-reebka u dambeeya ee koobka aduunka

Udir Asxaabta

Nigeria,Burkino Faso iyo Ethopia ayaa u soo gudbay ciyaaraha is reeb-reebka koobka Aduunka ka dib markii ay u dhibco sareeyeen Guruubkooda. Nigeria ayaa uga badisay 2-0 Malawi, Goolashana waxaa u dhaliyay Emmanuel Emanike iyo Victor Moses. Dhanka kalana Ithopia ayaa qalbiga jabisay taageerayaasha South Africa ka dib markii ka badiyeen…

Zimbabwe oo saboolnimo uga hareysa is reeb reebka koobka aduunka ee 2014

Zimbabwe oo saboolnimo uga hareysa is reeb reebka koobka aduunka ee 2014

Udir Asxaabta

Zimbabwe ayaa laga yaaba in ay awoodi wayso ka qeyb galka kulamad is reeb reeb koobka aduunk ee 2014 loogu soo baxaayo kadib markii dhaqaalo daro ay soo food saartay xiiirka kubada cagata ee dalkaas ku waasoo an awoodin qarshadka ku baxayo kulamadaasi . Madaxweynaha xiriirka Zimbabwe ee marka magaciis…

12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

Udir Asxaabta

Xili uu sanadkan 2012 uu dhamaad yahay ayaa xiriirka maamula kubbada cagta ee FIFA waxaa uu soo bandhigay 12-kii dhacdo ee ugu xasuusta badneyd sanadkaan . 1. Ilbiriqsigii Taariikhiga ahaa ee Xulka Zambia uu markiisii ugu horreeyay ku qaaday koobka qaramada Africa 2. Bad baadadii xidigii hore Bolton Fabrice Muamba…

Qaar kamid ah cayaarihii ugu xiisaha badnaa ee xallay dhacay

Qaar kamid ah cayaarihii ugu xiisaha badnaa ee xallay dhacay

Udir Asxaabta

Waxaa xallay la cayaaray kulammo ka tirsan isreeb reebka kooxda aduunka oo lagu qabban doono dalka Brazil 2014-ka iyadoo ay cayaareen inta baddan xullalka ugu waa wayn aduunka dhanka kubadda cagta. Xullalka waa wayn ee xallay cayaaray waxaa kamid ahaa Argentina, Uruguay, England, Italia, Spain, France, Germany, Holland, Portugal, Ivory…

Page 1 of 212