Home » Archives by category » Qaramada » Euro 2012

Qaramada Yurub ee soo baxay koobka aduunka kuwa kaalita labaad galay iyo ciyaartoyda waawayn ee kah aray

Udir Asxaabta

Guruub A ayaa waxaa kaalinta koowaad galay oo koobka aduunka ka ciyaari doona qaranka Belgium halka xulka Croatia uu ciyaari doona labad kulan ee kala baxa ah, Waxaa ka haray guruubkan qaramada kala ah Serbia iyo Waleska. Laacibiinta ukala ciyaara Serbia ee Klasnic iyo Vidic ayaan koobka aduunka ka haray…

12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

Udir Asxaabta

Xili uu sanadkan 2012 uu dhamaad yahay ayaa xiriirka maamula kubbada cagta ee FIFA waxaa uu soo bandhigay 12-kii dhacdo ee ugu xasuusta badneyd sanadkaan . 1. Ilbiriqsigii Taariikhiga ahaa ee Xulka Zambia uu markiisii ugu horreeyay ku qaaday koobka qaramada Africa 2. Bad baadadii xidigii hore Bolton Fabrice Muamba…

Vicente del Bosque oo kahadlay Weeraryahanada qarankiisa ee Villa, Torres, Michu iyo kuwa kale

Udir Asxaabta

Tabababaraha Kooxda Spain Vicente del Bosque ayaa sheegay inuu tageersan yahay qaabka maamulka ee uu tababaraha Barcelona Tito Vilanova ula dhaqmo ciyaarryahanada mudada dhaawaca ahaa ee  David Villa. Ciyaaryahankan ayaa kasoo laabtay dhaawac jab lugta ah oo soo gaaray xili ciyaareedkii hore kaas oo ku kenay inuu seego ciyaaro badan…

Qiimeynta Xulalka aduunka oo lasoo bandigay iyo England oo kaalinta 3-aad gashay

Udir Asxaabta

Xulka qaranka dalka Ingiriiska ayaa soo galay kaalinta 3-aad ee qiimeynta Bilaha ah ee Xariirka kubada cagta aduunka FIFA. Waa halkii ugu sareysay ee ay qaranka England ka gaaraan qiimeyntan iyagoo ku garaacay Kaalinta seddexaad qaranka   Uruguay oo haatan ku jira kaalinta afaard. Qaranka haysta koobka aduunka iyo kan qaarada…

Hulk. Neymar iyo Pato oo lagu soo daray ciyaaryahanadda Brazil kaga qeyb galaya London 2012 Olympics “Liiska Brazil”

Udir Asxaabta

Qaranka Brazil ayaa magacaabay ciyaaryahanada ka qeyb galaya Olimbikada aduunka iyadoona lagu soo daray weeraryahanka kooxda Porto  Hulk, daafaca garabka ee Real Madrid Marcelo iyo xidiga  AC Milan daafaca dhexe uga ciyaara Thiago Silva waana sedexda ciyaaryahan ee da’da weyn ee uga qeybb galaya  London 2012 Olympics. Daafaca kooxda Manchester…

FIFA oo ansixisay aalada sheegaysa hadii uu gool dhasho ‘Warbixin”

Udir Asxaabta

Cilmiga Goal-line ayaa lagu soo biirayay ciyaaraha kubada cagta taas oo noqonaysa go’aan taariikhi ah sida ay sheegeen xariirka caalamiga ah ee FA Board (IFAB). Labo hab oo ay soo kala saareen  Hawk-Eye iyo GoalRef, ayaa la ansixiyay kadib markii ay kulan yeesheen gudiga sharci dajinta ciyaaraha aduunka ee IFAB,…

Roberto Di Matteo oo xaqiijiyay in Daniel Sturridge uu isbitaalka yaalo uuna xanuusanayo

Udir Asxaabta

Tababaraha kooxda kubada cagta Chelsea Roberto Di Matteo ayaa xaqiijiyay in ciyaaryahan Daniel Sturridge uu qabo xanuunka  meningitis laakiin uu rajaynayo in uu kamid noqdo ciyaaryanhanada England uga qeyb galaya  Olympic-kada aduunka Weeraryahankan 22-jirka ah ayaa mudo todobaad ah la xanuusan cudurkan waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in macalinka…

Xulka Spain oo wali hogaaminaya qiimeynta FIFA iyo England oo kor usoo kacday

Udir Asxaabta

Qaranka haysta koobka Euro 2012-ka iyo kan aduunka ee Spain ayaa wali hogaaminaya qiimeynta bilaha ah ee FIFA ay samayso. Spain ayaa ku jirta kaalinta koobad iyadoona xulka England uu kor usoo kacay labo darajo. Xulka Ingiriiska oo ku haray 8-dhamaadkii Euro 2012-ka ayaa labo darajo kor usoo kacay iyadoo…

Daawo Sawiradda: Germany oo awood usheegatay Holland iyo Wiilasha Holand oo ay xaaladu ku xun tahay

Udir Asxaabta

Weeraryahanka qaranka Germany Mario Gomez ayaa ahaa geesiga ciyaarta isagoo labo mar soo taabtay shabqa kooxda Holland oo mar kale xalay guul daro ay soo gaartay. ’Kahor goolasha Gomez ayaa ciyaaryahan  Robin van Persie uu ka naxsaday xulka Germany isagoo ku dhawaaday in uu shabaqa soo taabto. Laakiin xidiga dhaliyaha…

Portugal oo si dirqi ah kaga badisay qaranka Denmark “Sawiro”

Udir Asxaabta

Kadib guul daradii Portugal kasoo gartay qaranka Germany kulankii ugu horeeyay ee Euro 2012-ka ayaa waxaa ay xidigaha uu hogaamiyo C Ronmaldo kusoo laabteen wadadii guusha kadib markii ay ka adkaadeen wiilasha Denmark. Kooxda Denmark ayaa cariiri galisay sedexda dhibic ee Portugal kadib markii ay gool bareejo ah ka keentay…

Page 1 of 512345