Home » Archives by category » Horyalaada » Portugal

Ronaldo: Hadii Aan Siwacan Uga Dheelo Garoomada Spain, Waan Ku Guuleysaneynaa Copa del Rey

Udir Asxaabta

Ronaldo ayaa shakiga ka saaray in Real Madrid laga qaadi karo Copa del Rey marka ay Final-ka wajahaan Kooxda Atletico Madrid ee ka dhisan Caasimada. Los Blancos ayaa Record wanaagsan ka heysta kulamadii horyaalka ee ay la ciyaartay kooxda ay isku magaalada yihiin ee ay sida aadka ah u xifaaltamaan,…

Falanqeynta Kulanka Dhex Maridoona Benfica vs Chelsea

Udir Asxaabta

Mid ka mid ah labada koob ee ugu xamaasada badan qaarada yurub ayaac cawa la soo xiri doona . Magalada nolasha ee Amsterdam ee wadanka Holland ayaa caawa lagu soo gaba gabeyn doona koobka Europe League . Kooxda heysata Champions League ee Chelsea ayaa la ciyaari doonta kooxda Benfica .…

Mourinho oo iska Ilooway Man United(waa la ogaaday halka uu rabo)

Udir Asxaabta

Tabaraha Real Madrid Jose Mourinho ayaa sheegay in hal Maalin ay dhici doonto in macalin koox uu ka noqdo horyaalka Imaaradka Carabta ee Dubai oo noqday horyaalka hormar ku tilaabsanaya. Warkan ayaa waxaa laga soo xigtay Tababaraha kooxda Al Ahli  Quique Sanchez Flores oo saaxibo isku fiican ay wada yihiin…

Wax ka baro 10 ciyaariyahan oo ku wanaagsan in ay macalimiin noqdaan

Udir Asxaabta

Waxaa jira dhowr ciyaariyahan oo umuuqda kuwo mustaqbal kuleh xirfada tababarnimada ,kuwaas oo la rijeynaayo in ay macalimiin noqdaan ,waxaana arintaan lagu saleeyay qaabka ay wax umaamulaan waqtigaan iyo aragtidooda oo ah mid fog. Andrea Pirlo Vincent Kompany Ryan Giggs Philipp Lahm Tim Howard Xavi Javier Zanetti Alessandro Nesta Xabi…

12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

Udir Asxaabta

Xili uu sanadkan 2012 uu dhamaad yahay ayaa xiriirka maamula kubbada cagta ee FIFA waxaa uu soo bandhigay 12-kii dhacdo ee ugu xasuusta badneyd sanadkaan . 1. Ilbiriqsigii Taariikhiga ahaa ee Xulka Zambia uu markiisii ugu horreeyay ku qaaday koobka qaramada Africa 2. Bad baadadii xidigii hore Bolton Fabrice Muamba…

20 –kii dhacdo ee abid ugu weynaa suuqa kala iibsiga bisha January

Udir Asxaabta

Iyadoo maalmo yar ay ka harsan tahay in uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ayaa waxaan halkaan ku soo bandhigeynaa 20-kii ciyaariyahan ee ugu qaalisanaa ee lagala iibsado bisha January abid . Sheekadan kuma jiraan ciyaartooyda lakala iibsaday bilaha kale laakin waxaa ay ugaartahay January. 20. Ever Banega, Boca Juniors…

Moutinho oo laga yaabo in bisha January uu ku biiro Tottenham.

Moutinho oo laga yaabo in bisha January uu ku biiro Tottenham.

Udir Asxaabta

Cayaaryahanka qadka dhexe uga cayaara kooxda Fc Porto iyo xulka qarranka Portugal Joao Moutinho ayaa laga yaabaa in bisha January marka uu furmo suuqa kala iibsiga cayaartoyda in uu ku biiro kooxda Tottenham Hotspurs. Tottenham Hotspurs ayaa in badan doonaysay saxiixa cayaaryahankaan kubadda sammeeya iyadoo rajo wanaagsan ka muujisay inay…

Adel Taarabt oo kooxdiisa QPR usaxiixay heshiis dheeraad ah….

Udir Asxaabta

Ciyaaryahanka kooxda QPR Adel Taarabt  ayaa soo gaba gabeeyay wararkii sheegayay in uusan salaysnayn mustaqbalkiisa QPR isagoo heshiiska ukordhiyay kooxdiisa Xidigan 23-jirka ah ayaa kooxda Galbeedka London kaga soo biiray Tottenham bishii August sanadkii 2010-ka isagoo kooxdiisa mudo labo sano ah la joogay waxaana si weyn loola xaririnayay in uu…

Manchester United oo sheegtay in ay ka go’an tahay lasoo wareegida Joao Moutinho

Udir Asxaabta

Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa sii wada xiisaha ay ku doonayso xidiga qadka dhexe ee Porto kaas oo sidoo kale ay doonayso naadiga Tottenham waa ciyaaryahan Joao Moutinho. Naadiga The Red Devils ayaa fahansan in ay ay wadahadal la furto xidiga qaranka Portugal  waxaana uu ku qiimeysan yahay…