Home » Archives by category » Maxaa Cusub

Fransiiska oo qarka u saaran inay ka haraan koobka aduunka iyo dhibka haysta oo faah-faahsan

Udir Asxaabta

Xulka Fransiiska ayaa laga doonayaa inay ku badiyaan in ka badan labo gool isla markaana aan wax goolal ah laga dhalin waana qaabka kaliya ay ugu soo bixi karaan koobka aduunka kulanka ay caawa ku marti galin doonaan Stade de france ee ku yaal Paris qaranka Ukraine. Lugtii hore ayaa…

Qori tuurka is reeb-reebka qaarada Yurub koobka aduunk oo la sameeyay, Maxaa kala haysta Ronaldo iyo Ibrahimovic?

Udir Asxaabta

Qori tuurka is reebka kala baxa koobka aduunka ee qaarada yurub ayaa mar dhowayd la sameeyay ayadoo ay isku aadeen Portugal iyo Sweden. Arinta xiisaha leh ayaa ah in Cristiano Ronaldo iyo Ibrahimovic ay ku loolami doonaa sidii xiddig kasta uu qarankiisa ugu soo saari lahaa koobka aduunka. Waxaa sidoo…

Adnan Jenuzai oo qandaraas shan sano ah qalinka ugu duugay Manchester United

Udir Asxaabta

Adnan Jenuzai ayaa heshiis shan sano ah qalinka ugu duugay kooxda Manchester United taas oo soo afjaraysa kooxihii u gacan haatinayay. Qandaraaska ayaa ka dhigi doonaa adnan ciyaartoyga ugu mushaarka badan kuwada da,diisa ah, Asagoo qaadanaya isbuuciiba aduun gaaray 60,000 gini. Laacibkan ayaa cadaadis waayadaanba kooxdda ku saarayay in la…

Qaramada Yurub ee soo baxay koobka aduunka kuwa kaalita labaad galay iyo ciyaartoyda waawayn ee kah aray

Udir Asxaabta

Guruub A ayaa waxaa kaalinta koowaad galay oo koobka aduunka ka ciyaari doona qaranka Belgium halka xulka Croatia uu ciyaari doona labad kulan ee kala baxa ah, Waxaa ka haray guruubkan qaramada kala ah Serbia iyo Waleska. Laacibiinta ukala ciyaara Serbia ee Klasnic iyo Vidic ayaan koobka aduunka ka haray…

Rooney iyo Gerrard oo u soo saaray ingiriiska koobka aduunka

Udir Asxaabta

Xulka Ingiriiska ayaa u soo gudbay koobka aduunka ka dib markii ay Wembley ku garaaceen Poland 2-0. Wayne ayaa madax ku dhamaystiray karoos uu keeay Leyton Baines daqiiqadii 42-aad, Hal mar ayaa waxaa is badalay jawigii Wembley ayadoo la maqlayay sawaxan iyo rayn-raynta taageerayaasha ingiriiska. Ciyaartu markay ka dhimanayd labo…

Ruushka iyo Bosnia Herzegovina ayaa u soo baxay koobka aduunka

Udir Asxaabta

Qaramada Ruushka iyo Bosnia Herzegovina ayaa koobka aduunka u soo baxay ka dib markii ugu dhibco bateen guruubyadooda ee dhowaan la soo gaba-gabeeyay. Ruushka ayaa ku biloowday asagoo bareejo kaliya u baahnaa kulankii ay Azerbajaan kula lahaayeen gagidooda. Roman Shirokov ayaa goolkii koowaad u dhaliyay Ruushka, Inkastoo uu jawiga cayaarta…

Same Khedira: oo sheegay inuu dhibsaday eeda Real Madrid

Udir Asxaabta

Kubad bur-buiyaha kooxda Real Madrid Sami khedira ayaa sheegay inuu ku daalay Dhaleeceynta Real Madrid tan iyo markii uu kooxda ku soo biiray. Hadaladan ayaa ku soo aaday xili Khedira lala xiriirinayay kooxo badan oo ka dhisan Horyaalka Ingiriiska iyo kooxda qarashka badan ee PSG. Khedira ayaa mar uu waraysi…

Colombia oo u soo gudubtay koobka aduunka ka dib markii looga hor maray 3-gool

Udir Asxaabta

Colombia ayaa si cajaa’ib ah isaga soo guday sadex gool oo Chille uga naxsatay bilowgii ciyaarta halkaasna ugu gudbay koobka aduunka oo lagu qaban doono Brazil. Colombia ayaa 5-kulan ee is ree-reebka ay gurigeeda ku ciyaartay guulo ka gaartay laakiin uu kulankaan uga duwanaa maadaama ay u baahnaayeen Bar-baro si…

Xulka Belgium oo Koobka aduunka ee Brazil lagu qaban doono u soo baxay

Udir Asxaabta

Xulka kubada cagta Belgium ayaa u soo gudbay Ciyaaraha aduunka ka dib markii ay qaranka Croatia ku garaaceen Zagreb kulan is reeb-reebka koobka aduunka ah. Ciyaarta ayaa waxay ku bilaabantay si dar-dar leh ayadoo ay isla markiiba goolkii u horeeyay ee ciyaarta uu Lukaku intuu goolhayaha Croatia u gooyay si…

Tom Cleverly oo dhaawc dhanka muruqa ah soo gaaray lagana yaaba inuu seega ciyaarta bari

Udir Asxaabta

Qad dhexeha qaranka Ingiriiska Tom Cleverly ayaa maanta dhaawac muruqa ah soo gaaray ayadoo laga yaabo inuu maqnaado kulamada dhowaan dhacaya ee is reeb-eebka koobka aduunka. Tom Cleverly ayaa ku dhaawacmay tababarkii maanta qaranka ingiriiska ay lahaayeen asagoo aan lagu soo dari doonin ciyaartoyda koowaad ee bilaabaysa kulanka bari ay…

Page 1 of 206123Next ›Last »