Home » Archives by category » Horyalaada » Spain

Jordi Alba oo maanta tababarka ku dhaawacmay

Udir Asxaabta

Laacibka difaaca bidix uga ciyaara kooxda Barcelona ee jordi Alba ayaa kooxda ka maqnaan doona Lix isbuuc oo kale ka dib markii uu maanta dhaawac dhanka muruqa ah ku soo gaaray tababarkii kooxda Barcelona. Difaaca qaranka Spain ayaa ka soo kabanayey dhaawac afar isbuuc ahaa oo mudadaan uu garoomada uga…

Zinadine Zidane: “way adag tahay in la fahmo qiimaha Gareth Bale umana qalmo”

Udir Asxaabta

Zenadine Zidane ayaa shaaciyay inay lacagtii u badnayd ee Real ku iibsato Gareth Bale ay adag tahay in la fahmo, Ayadoo uusan jirin ciyaartoy u qalma qiimahaas. Bale ayaa ugu biiray Real aduun gaaraya 85.3- malyan oo gini asagoo qaadan doona mushaar dhan 300,000-gini isbuuciiba. Zidane ayaa caawiye macalin u…

Arsenal oo culays kale soo fuulay markii uu Angel Di Maria sheegay inuu joogayo

Udir Asxaabta

Laacibka garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid Angel di Maria ayaaa ku adkaystay inuusan ka tagi doonin Bernabeu xagaaagan, Inkastoo ay Arsenal danaynayso. Arsenal ayaa cadaadis wayn uga imaanayaa dhanka taageerayaasha oo doonaya in kooxdu lacag badan qarash garayso shanta bari ee suuqa ka harsan si ay u keenaan laacibiin…

Real Madrid oo diyaarinaysa garoonka si loogu qabto soo bandhiga Gareth Bale

Udir Asxaabta

Kooxda Real Madrid ayaa qarka u saaran inay dhamaystirto heshiiska ay kaga soo iibsan lahayd Tottenham laacibka Gareth Bale kadib markii la arkay inay dhaq-dhaqaaq garoonka ka sameynayaan si ay ugu qabtaan xafladda soo bandhiga laacibkaas. Kooxda Spurs iyo Real ayaa wadahadalo dheer ka dhexeeyay si ay isku af gartan…

Barcelona iyo Real Madrid oo guulo gaareen

Udir Asxaabta

Macalinka cusub ee Barcelona Gerardo Martino ayaa xili xukun kiisa ku bilaabay guul 7-0 ah. Kooxda Barcelona ayaa bilawday cadaabida daqiiqada 3-aad,waxaana goosha kowaad dhaliyay Alexis Sanchez kadib markuu baas deeqsinimo ka helay laacibka khatka dhexe ee Fabregas.Laacibkan reer Spain ayaa ka qeyb qaatay goolka labaad tasoo u dhaliyay Lionel…

Messi oo caafimaadkiisu taam noqday asagoo ciyaaraya kulanka Bari ee horyaalka Spain

Udir Asxaabta

Wararka naga soo gaaraya magaalada Barcelona ayaa sheegay in Messi uu caafimaadkiisa taam yahay asagoo loo ogalaaday inuu ciyaaro kulanka axad ee ay horyaalka Spain. Lional Messi ayaa ka soo kabsaday dhaawac muruq lugta bidix oo soo gaaray isbuucii hore asagoo diyaar u ah kulanka axada Nou Camp ay kula…

Cristiano Ronaldo: “Wal-wal iguma hayo inaan qandaraaska u kordhoyo Real Madrid”

Udir Asxaabta

Gooldhaliyaha kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa qirtay inuusan culays ku hayn kordhinta heshiis cusub uu la gaaro kooxda. Qandaraas uu hada kula joogo Real ayaa uga harsan labo sano ayadoo uu Ronaldo ku adkaystay inuu ku qanacsan yahay kooxda laakiin uusan wali ka fakarin inuu heshiis cusub u saxiixo…

War deg-deg ah:Real Sociedad oo lasoo wareegatay laacibka QPR ee Granero

Udir Asxaabta

Kooxda Real Sociedad ayaa sheegtay inay amaah sanadeed kusaxiixatay ciyaaryahanka Queens Park Rangers khatka dhexe ooga ciyaara Esteben Granero. 26-jirkan ayaa waayahanba rabtay kooxdan inkastoo Fulham ay isku dayday inay daqiiqada ugu dambeysa ka dulqado kooxda Real Sociedad. Waxaa lasheegaya inuu gooldhaliyahan ogolaaday in mushahaarkisa hos loo dhigo siduu uu…

Arrigo Sacchi:Real Madrid waxay u soo iibsanaysa Gareth Bale si ay u hesho qandaraasyo xayeesin

Udir Asxaabta

Xirfado yaqaankii weynaa Arrigo Sacchi ayaa aaminsan in mowqifka Real Madrid ay ka leeyihiin soo iibsiga Gareth Bale uu yahay si ay uga helaan faiido dhanka xayeesiinta iyo maal galinta madaamu udhashay Britayn. “Waxaan u maleynaya in saxixida Bale ay tahay mid dhaqaalo doon ah.Madrid ayaa rabta mar kasta inay…

Dani Alves:Jose Mourinho ma aqbalaayo inuu David Luiz nagu soo biiro

Udir Asxaabta

Difaaca dhanka midig oga ciyaara Barcelona Dani Alves ayaa aaminsan in macalinka chelsea Jose Mourinho uu ka hor istaagi doono imatanka David Luiz garoonka Camp Nou. Difaacan reer Brazil ayaa dhawaantanba kooxda Barcelona ku dooneysay lacag gaareysa 35milyan balse Dani Alves ayaa aaminsan in ay adag tahay in markaasi ay…

Page 1 of 33123Next ›Last »