Home » Archives by category » Horyalaada » Other

Macalinka Galatasaray Fetih Terim oo Emirates shalay mucjiso ka dhigay halkan ka daawo

Udir Asxaabta

Macalinka Galatasaray Fatih Terim ayaa dhigay shalay wacdarihii ugu qosolka badnaa markii ay kooxdiisu kulan ka mid ah koobka Emirates la ciyaaraysay. Macalinkan ayaa cayaarta markay maraysay dhamaadka waxa uu sameeyay banooniga oo banaanka u bixi raba ayuu asago sii jeeda cirib gadaale ku soo celiyay, Arintan ayaa u muuqata…

Monaco oo Totenham ku tutumatay ayadoo Falcao uu labao ka dhaliyay

Udir Asxaabta

Radamel Falcao ayaa dhaliyay laba gool ka dib markii ay Monaco ku tutunteen Tottenham Hostspur ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday Stade Louis 2. Ka dib markii ay ciyaartu si dagan ku bilaabantay ayaa Tottenham waxaa ka dhaawacmay muruqa Jermain Defoe cayaarta markay socotay 8-daqiiqo. Monaco ayaa hogaanka ciyaarta qabatay daqiiqadii…

Cavani aabihiis oo sheegay in wiilkisa uusan doonayn inuu ku biiro PSG

Udir Asxaabta

Edinson Cavani aabihiisa ayaa sheegay in wiilkiisa la yaab ku noqota inuu ku biiro PSG. Gooldhaliyaha Uruguay ayaa ka tagay Napoli asagoo ay PSG kula wareegeen aduun gaaraya 63-malyan Euro. Laakiin aabaha dhalay Cavani ayaa ku cel-celiyay in Cavani uu ku haminayay inuu Napoli baaqi ku sii ahaado Luis Cavani…

Andre Ayew oo u gacan haatinaya kooxaha horyaalka Ingiriiska

Udir Asxaabta

Laacibka qaranka Ghana Andre Ayew ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu ka ciyaaro horyaalka Ingiriiska. Ayew iyo Macalinka kooxda Marseila Baub ayaa isku dhacay ka dib markii uu sheegay inuusan jeclayn inuu ka ciyaaro gees laakiin uu doorbidi lahaa weerarka dhexe ee kooxda. Baub oo taageero ka helaya madaxwaynaha kooxda…

Wakiilka Jackson Martinez oo sheegay in Napoli ay dhamaysteen heshiiska gaarka ah

Udir Asxaabta

Wakiilka weeraryahanka kooxda Porto ee Jackson Martinez ayaa sheegay in ninka uu masuulka ka yahay iyo Napoli ay dhamaysteen heshiis shaqsi ahaaneed. Manuel Manzo ayaa intaas ku daray in qandaraaskii labada kooxood uu dhiman yahay, Ayadoo Porto ku adkaysanayso in qiimaha la dul dhigay xidigan ay Napoli miiska soo saarto.…

Thiago Silva oo qandaraaska u kordhiyay kooxda PSG

Udir Asxaabta

Thiago Silva ayaa heshiiska u kordhiyay kooxda PSG ilaa iyo sanadka 2018. PSG ayaa sidoo kale u kordhisay mushaarka Thiago ayagoo uga dhigay 12-malyan oo Euro ah ayadoo uu markii hore qaadnan jiray 10-malyan Euro. Waxaa ku shiray Qatar madaxwaynaha PSG Nasser AL-khelaifa iyo wakiilka Thiago ee Paulo Tonieto isbuucan…

Maraykanka oo ku guulaystay Gold Cup

Udir Asxaabta

USA ayaa ku guulaystatay Gold Cup ka dib markii ay uga badiyeen Panama 1-0 kulankii kama dambaynta ahaa ee qaarada koonfur Ameerika. Cayaarta ayaa lagu kala nastay qaybtii hore goolal la’aan, Ayadoo markii cayaartu marayso 69-aad uu badal ku soo galay xidiga Maraykanka ee Sea uu isla daqiiqad gudahood u…

Marco Verrati ayaa ogolaaday inuu heshiiska u kordhiyo kooxda PSG

Udir Asxaabta

Marco Verrati ayaa ogolaaday inuu u kordhiyo heshiiska kooxda PSG ilaa iyo 2018. 20-Jirkan ayaa waxaa waayadaanba aan kala cadayn inuu joogayo iyo in kale kooxda ayadoo Napoli ay aad u doon-doonaysay xidigan. Inkastoo ay hada xaalda u muuqato mid soo dhamaatay ka dib markii uu wakiilkiisa sheegay in Verrati…

Ronaldinho: “Waa koobka kaliya oo aanan ku guulaysan “

Udir Asxaabta

Laacibkii hore ee Milan, Barcelona Ronaldinho ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu koob la qaado kooxda Atletico Minero oo ay si adag uga badiyeen kooxda Olimpian ee ka dhisan wadanka Paraguay koobka Libertadores ee qaarada Latin America. Ronaldinho ayaa ku guulaystay koobka aduunk, Koobka qaarada Ameerika, Koobka horyaalada Yurub,…

Falcao oo inkiray wararka sheegayay inuu da’diisa been ka sheegay

Udir Asxaabta

Gooldhaliyaha kooxda Monaco Falcao ayaa ku sheegay inaysan wax ka jirin wararka oranaya inuu been ka sheegay da’diisa. Warar naga soo gaarayay koonfur America ayaa sheegayay in Falcao ay da’diisu tahay 29 ee aysan ahayn mida ay kooxda Monaco ugala baxday 53-malyan oo ah 27. Falcao iyo aabihiis ayaa arinta…

Page 1 of 10123Next ›Last »