Home » Archives by category » Horyalaada » Italy

Kulanka PSV iyo Milan oo bar-bar dhac ku dhamaaday

Udir Asxaabta

PSV iyo AC Milan ayaa bar-bar dhac 1-1 ah ku galay ciyaarta is reb-reb ka horyaalka yurub. Kadib markii fursado badan labada dhinac heleen ayaa goolka koowaad dhaliyay laacibka Milan ee El Sharaawy tasoo ahayd mid madax ah. Guud ahaan labada goolhaye ayaa shaqo culus soo wajahday kulankaan maadamay fursadaha…

Hor u dhaca kulanka PSV vs Milan

Udir Asxaabta

AC Milan ayaa wajaheysa dagal adag kulankeeda is reeb-reebka koobka horyaalada Yurub oo ay la leeyihiin PSV caawa. Milan ayaa gaartay wareega labaad xilli ciyaareekii dhamaaday koobka horyaalada Yurub waxaana reebay Barcelona, Ayagoo lugtii hore ku garaacay Barcelona 2-0 garoonkooda San Siro. Kooxda kasocota Holland ee PSV ayaa ka hor…

Roma ayaa ogolaatay inay kaibiso Southampton laacibka Osvaldo

Udir Asxaabta

Jaraaidka lagu magacaabo Corriere dello Sport ayaa sheegay in kooxda Roma ay ogolaadeen lacagta ee soo bandhigtay kooxda Southampton oo aheyd 18-milyan lacagta giniga ah si ay ula wareegaan gooldhaliyaha reer Argentin balse u ciyaara talyaaniga Pablo Daniel Osvaldo. Roma ayaa diyaar u ah inay ka iibiyaan laacibkan kooxda Southampton…

Heshiis dhamaaday:Inter Milan oo la soo wareegtay difaaca Chelsea ee Wallace

Udir Asxaabta

Inter Milan ayaa shaacisay inay amaah ku keensadeen difaca Chelsea Wallace. 19-jirkan ayaa saaka maray caafimaad kuna guulaystay. Kooxda Nerrazzurri (inter) ayaa shabakadooda rasmiga ah ku sheegay inay dhamaystireen heshiiskaas una ciyaari doono xagaaga 2013/2014. Laacanibkan reer Brazil ayaa ooga soobiiray Chelsea kooxda Fluminense bishii Kowaad balse la’anta ogoolaansho shaqeyd…

Liverpool oo Matri ka dul qaadi rabta Napoli

Udir Asxaabta

Liverpool ayaa u dhaqaaqday in Napoli ay ka dul qaadaan gooldhaliyaha kooxda Juventus Alessadro Matri. Labadii maalmood ee u dambeysay ayaa saxaafada Talyaanigu ay shaacinayeen in Juventus ogalaatay in Matri ku biiro Napoli aduun gaaraya 12-malyan Euro, Inkastoo uu heshiiska uusan dhamaanin. Kooxda ka dhisan ruushka Zenith ayaa saacadihii u…

Marek Hamsik oo Napoli qandaraas u kordhiyay

Udir Asxaabta

Qad Dhexeha Napoli Marek Hamsik ayaa qandaraaskii u kordhiyay Napoli ilaa iyo 2008-da. Hamsik ayaa qalinka ku duugay heshiis 5-sano ah ayadoo lacagtana loogu daray. Madaxwaynaha Napoli Aurelio De laurentiis ayaa bogiisa Twitterka warbixintan soo dhigay uu kaga faaloonayo heshiis korhinta Marek. “Inaan la midoowna Hamsik, Waa nin wayn asagoo…

Ciyaartoyda ugu badan qaadashada calaamada casaanka horyaalada Italy, Germany iyo Fransiiska

Udir Asxaabta

Goolhaye ayaa maanta halkan idiin ku soo banhigi doona ciyaartoyda ugu qaadashada badan calaamad casaanka ah. Waxaan idiin ku soo bandhigi doonaa siday ukala sareeyaan anagoo ka bilaabi doona horyaalada yurub u waawayn kuna soo gaba-gabayn doonaa Afrika. 1-Horyaalka Fransiiska (Ligue 1) Cyril Rool 19-casaan oo horyaalka Fransiiska ah. Laacibkan…

Napoli oo ka dukaamaysanaysa Liverpool hadana Skrtel doonaysa

Udir Asxaabta

Wararka naga soo gaaraya jaraa’idka ka faalooda ciyaaraha ee La Gazzerra dela Sport ayaa sheegay in Napoli ay mar dhow la wareegi doonaan Skratel. Wada hadalada ayaa meel fiican u maraya labada kooxdaood ayadoo Hamsik uu doonayo inuu dib ula midooba xidiga ay isku wadanaka Yihiin. Laacibkan u dhashay wadanka…

Rome ayaa wada hadalo heshiis kordhin ah la bilooday Erik Lamela

Udir Asxaabta

Rome ayaa kula jirta wada hadalo gooldhaliyahooda Erik Lamela qandaraas kordhin, Laacibkaan ayaa waayadaanba lala xiiriiniyay kooxda Tottenham, ka dib marki uu kooxda u dhaliyay xili ciyaareedkii dhamaaday 15-gool. Heshiiska xidigan ayaa dhamaanaya 2016, Rome ayaa ku rajo wayn in xidigan uu heshiis cusub u saxiixi doono. Maamulaha Rome Walter…

Gervinho oo ka dagay Rome saakay asagoo tijaabo caafimaad u maraya kooxdaas

Udir Asxaabta

Gervinho ayaa saaka ka dagay gagida Rome Fiumcino asagoo loo kaxeeyay Polixlinico Gemelli halkaasoo uu ku marayo tijaabo caafimaad kooxda Rome. Rome iyo Arsenal ayaa ku heshiiyay aduun gaaraya 8-malyan oo gini ayadoo 6.9-malyan gadaal laga dhiibi doono oo lacag ku xiran hadba siduu u ciyaaro. Markii uu ka soo…

Page 1 of 41123Next ›Last »