Home » Archives by category » Horyalaada » Holand

Kulanka PSV iyo Milan oo bar-bar dhac ku dhamaaday

Udir Asxaabta

PSV iyo AC Milan ayaa bar-bar dhac 1-1 ah ku galay ciyaarta is reb-reb ka horyaalka yurub. Kadib markii fursado badan labada dhinac heleen ayaa goolka koowaad dhaliyay laacibka Milan ee El Sharaawy tasoo ahayd mid madax ah. Guud ahaan labada goolhaye ayaa shaqo culus soo wajahday kulankaan maadamay fursadaha…

Hor u dhaca kulanka PSV vs Milan

Udir Asxaabta

AC Milan ayaa wajaheysa dagal adag kulankeeda is reeb-reebka koobka horyaalada Yurub oo ay la leeyihiin PSV caawa. Milan ayaa gaartay wareega labaad xilli ciyaareekii dhamaaday koobka horyaalada Yurub waxaana reebay Barcelona, Ayagoo lugtii hore ku garaacay Barcelona 2-0 garoonkooda San Siro. Kooxda kasocota Holland ee PSV ayaa ka hor…

Wax ka baro 10 ciyaariyahan oo ku wanaagsan in ay macalimiin noqdaan

Udir Asxaabta

Waxaa jira dhowr ciyaariyahan oo umuuqda kuwo mustaqbal kuleh xirfada tababarnimada ,kuwaas oo la rijeynaayo in ay macalimiin noqdaan ,waxaana arintaan lagu saleeyay qaabka ay wax umaamulaan waqtigaan iyo aragtidooda oo ah mid fog. Andrea Pirlo Vincent Kompany Ryan Giggs Philipp Lahm Tim Howard Xavi Javier Zanetti Alessandro Nesta Xabi…

12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

Udir Asxaabta

Xili uu sanadkan 2012 uu dhamaad yahay ayaa xiriirka maamula kubbada cagta ee FIFA waxaa uu soo bandhigay 12-kii dhacdo ee ugu xasuusta badneyd sanadkaan . 1. Ilbiriqsigii Taariikhiga ahaa ee Xulka Zambia uu markiisii ugu horreeyay ku qaaday koobka qaramada Africa 2. Bad baadadii xidigii hore Bolton Fabrice Muamba…

20 –kii dhacdo ee abid ugu weynaa suuqa kala iibsiga bisha January

Udir Asxaabta

Iyadoo maalmo yar ay ka harsan tahay in uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ayaa waxaan halkaan ku soo bandhigeynaa 20-kii ciyaariyahan ee ugu qaalisanaa ee lagala iibsado bisha January abid . Sheekadan kuma jiraan ciyaartooyda lakala iibsaday bilaha kale laakin waxaa ay ugaartahay January. 20. Ever Banega, Boca Juniors…

Christian Eriksen oo kahadlay wararka la xariirinaya inuu ku biirayo kooxda Tottenham Hosper

Udir Asxaabta

Kubad sameeyaha Kooxda Ajax Christian Eriksen ayaa hoos udhigay wararka sheegaya inuu wadahadal la bilaabay kooxda  Tottenham uuna aadi doono bisha January, isagoo shegay inuu doonayo inuu sii joogo Amsterdam. Spurs ayaanan ahayn kooxdii ugu horeysay ee Premier League ah oo doonaysa ciyaarayhankan, waxaase xiiseynayay Eriksen, kooxo ay kamid yihiin  Manchester…

Jan Vertonghen: Arsene Wenger ayaa masuul u ahaa inaan aado Tottenham

Udir Asxaabta

Daafaca Kooxda Totenham Spurs Vertonghen ayaa sheegay inuu iska diiday inuu ku biiro kooxda Arsenal kadib markii uu tababare Arsene Wenger  uu doonayo inuu ka ciyaarsiiyo qadka dhexe sidaasna uu ku aaday dhanka Tottenham. Vertonghen ayaa ku biiray Spurs xagaagan kadib markii uu kasoo tagay Ajax waxaana si weyn ubaadi…

Wax walba oo aad doonayso inaad ka ogaato kulanka CL ee Dinamo Zagreb iyo FC Porto

Udir Asxaabta

Kulankan ayaa katirsan Group-ka A ee Horyaalka Champion Leage-ka oo bilaabanaya caawa.Dinamo Zagreb ayaa kusoo dhaweyn doonta kooxda Porto garoonkeeda Maksimir caawa lugtii koobaad ee Champions League Group A Dinamo ayaa ku bilaabanaysa Koobkan iyadoo aan haysan xidigeeda qatarta ah  Milan Badelj kaas oo udhaqaaqay kooxda German ka dhisan ee…

Sneijder oo sheegay inuu ku faraxsanyahay joogitaanka Inter Milan

Sneijder oo sheegay inuu ku faraxsanyahay joogitaanka Inter Milan

Udir Asxaabta

Kubbad habbeeyaha reer Holland Wesley Sneijder ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay la joogitaanka kooxdiisa Inter Milan isla markaana uusan meelna uga dhaqaaqi doonin. Wesley Sneijder ayaa sheegay inuu niyaddiisa aysan ku jirrin wax bixitaan ah waxa uuna sheegay inuu u dagaalami doono horyaalka Talyaaniga inkastoo xaaladdeeda iminka liidato. ” Qandaraas…

Juventus oo ku fikirraysa saxiixa Huntelaar

Juventus oo ku fikirraysa saxiixa Huntelaar

Udir Asxaabta

Kooxda haysata horyaalka waddanka Talyaaniga ee Juventus oo aan wali ka quusan in ay hesho weeraryahan dhammeystiran ayaa markaan waxa ay u soo jeesatay in ay hesho weeraryahanka kooxda Schalke 04 Hunterlaar. Juventus oo ayaamihii dambe doonaysay Fernando Llorente oo horay u shaaciyay in uusan kooxdiisa u saxiixi doonin heshiis…

Page 1 of 212