Home » Archives by category » Horyalaada » Germany

Tottenham Hotspur oo ku tumatay Dynamo Tbilisi

Udir Asxaabta

Tottenham ayaa 5-0 ooga guulaysatay kooxda Dinamo Tbilisi kulanka koowaad ee Europa League. Goolasha Roberto Soldado,Andros Townsend,Paulinho iyo Danny Rose ayaa u fuduudeyay Spurs inay ku tumato kooxdan kasocoto Georgia. Andros Townsend ayaa goolka koowaad dhaliyay daqiiqadii 12-aad. Laba daqiiqo kahor dhamaadka galinkii dambe ayaa laacibka cusub ee Paulinho dhaliyay…

Robert Lewandowski oo mushahaarka loogu daray

Udir Asxaabta

Agaasimaha kooxda Borussia Dortmund Hans-Joachim Watzke ayaa xaqiijiyay in gooldhaliyaha Robert Lewandowski loogu daray mushahaarkiisa. Heshiiska uu Lewandowskii ku joogo kooxda Dortmund ayaa kadhimantay sanad in ka yar wuxuuna weeraryahankan qarin inuu rabo inuu ku biiro kooxda Bayern. Agaasimaha Watzke ayaa sheegay in kooxdu dhawaantanba wada hadalo kula jiraan wakiilka…

Arjen Robben:Kama cabsanaayo tartanka Mario Gotze

Udir Asxaabta

Arjen Robben ayaa ku adkaystay inuusan ka cabsi qabin tartanka uu keeni doono laacibka dhawaan laga keeney kooxda Dortmund Mario Gotze. 21-jirkan udhashay Jarmalka ayaa dhawaan uciyaaray kooxda Bayern kulankiisi kowaad kadib markuu in badan dhaawac ooga maqnaa, Arjen Robben na wuxu sheegay inuu sugayo wada shaqaynta laacibkan. Mar la…

Heshiis dhamaaday:Luiz Gustavo oo ku biiray Wolfsburg

Udir Asxaabta

Wolfsburg ayaa shaacisay inay dhamaystireen saxiixa Khad Dhexeha kooxda Bayern Munich ee Luiz Gustavo Gusavo ayaa qalinka ku duugay qandaraas shan sano ah, Ayadoo laysla dhex marayo inuu ku wareegay aduun gaaraya 17-malyan oo gini. Waxaa si Saa’id ah loola xiriirinaya kooxaha kala ah Arsenal iyo Napoli oo xataa si…

Qad dhexeha kooxda Borussia Dortmund Ilkay Gundogan ayaa dhaawac u maqnaan doona

Udir Asxaabta

Laacibka qaranka jarmalka ayaa dhaawac dhabarka ka soo gaaray kulankii ay xalay la ciyaareen Paraguay. Qad dhexeha kooxda Dortmund ayaa maqnaan doona laba isbuuc asagoo maqnaan doona kulamada soo socda ee horyaalka oo ay la leeyihiin Eintracht Braunschweig iyo Werder Bremen.. Warbixin la soo dhigay kooxda Shabakadeeda ayaa lagu sheegay…

Heshiis dhamaaday:Di Santo oo u wareegay kooxda Werder Bremen

Udir Asxaabta

Weeraryahankii hore ee Wigan Franco Di Santo ayaa ku biiray kooxda Werder Bremen kadib markii ay fasaxeen kooxda Wigan. Laacibkan reer Argentiin ayaa ugu biiray kooxdan ka socoto Germalka heshiis sadex sano ah. Laacibkan oo lala xiriirinayay inuu kooxo ka ciyaara horyaalka ingiriiska ayaa ka doortay Werder Bremen. Di Santo…

Pierre-Emerick Aubameyang ayaa wacdaro muujiyaay kulankiisa kowaad ee Dortmund

Udir Asxaabta

Laacibka cusub ee kooxda Dortmund unadhashay dalka Gabon Pierre-Emerick Aubameyang ayaa kulankiisa kowaad sadex gool kadhaliyay kooxda Augsburg. Cayaryahankaan ayaa galay buugga taariikhda ee Bundesliga kadib markuu noqday ciyaartoygii 6aad ee dhaliya saddex gool kulankiisa kowaad. Goolka afaraad waxaa uraaciyay weraryahanka dhawantanba lagu waramayo inuu katagayo kooxdiisa Dortmund Robert Lewandowski,tasoo…

Pep Guardiola oo sheegay inuu diyaar u yahay kulanka Caawa ee horyaalka Jarmalka

Udir Asxaabta

Pep Guardiola ayaa ku adkaystay in kooxdiisa ay diyaar u tahay inay difaaacdaan horyaalka Jarmalka. Macalinkii hore ee Barcelona oo mar dhowayd ka codsaday taageerayaasha Bayern Munich inay waqti siiyaan si uu u hantiyo maamulka Bayrn Munich, Kulankooda koowaad ee ay caawa la leeyihiin Borussia Monchengladbach. Asagoo ka hadlaya shir…

Hor u dhaca Bayern Munich ee horyaalka bilaabmay maanta

Udir Asxaabta

Ayadoo maanta uu bilaabmayo horyaalka Jarmalka ayaa goolhaye idiin soo bandhigi doonaa horu dhaca kooxaha waawayn anagoo maantan ku bilaabi doona Bayern Munich. Bayern Munich ayaa waxaa macalinimadii la wareegay Pep Guardiola ka dib markii uu waqtigiisii u dhamaaday Juup Heynckey. Bayren ayaa la filayaa inay xagaagan gaarto boos ka…

Matthias Sammer ayaa sheegay in Bayern ay ku guulaysan doonto 5-koob xiliga cusub

Udir Asxaabta

Laacibkii hore ee qaranka Jarmalka Matthias Sammer ayaa rajo wayn ka qaba kooxda Bayern Munich xili xiyaareedka soo socda asagoo hami wayn ka muujinaya in kooxda ay ku guulaysan doonto koobabka ay ka qayb qaadan doonto. Maareeyaha ciyaaraha Bayern Munich Sammer ayaa cadeeyay in horyaalka cusub ay doonayaan inay ka…

Page 1 of 10123Next ›Last »