Home » Archives by category » Horyalaada » England

Adnan Jenuzai oo qandaraas shan sano ah qalinka ugu duugay Manchester United

Udir Asxaabta

Adnan Jenuzai ayaa heshiis shan sano ah qalinka ugu duugay kooxda Manchester United taas oo soo afjaraysa kooxihii u gacan haatinayay. Qandaraaska ayaa ka dhigi doonaa adnan ciyaartoyga ugu mushaarka badan kuwada da,diisa ah, Asagoo qaadanaya isbuuciiba aduun gaaray 60,000 gini. Laacibkan ayaa cadaadis waayadaanba kooxdda ku saarayay in la…

Tom Cleverly oo dhaawc dhanka muruqa ah soo gaaray lagana yaaba inuu seega ciyaarta bari

Udir Asxaabta

Qad dhexeha qaranka Ingiriiska Tom Cleverly ayaa maanta dhaawac muruqa ah soo gaaray ayadoo laga yaabo inuu maqnaado kulamada dhowaan dhacaya ee is reeb-eebka koobka aduunka. Tom Cleverly ayaa ku dhaawacmay tababarkii maanta qaranka ingiriiska ay lahaayeen asagoo aan lagu soo dari doonin ciyaartoyda koowaad ee bilaabaysa kulanka bari ay…

Ozil oo u digay ciyaartoyda Napoli oo ay isla joogi jireen Real Madrid Higuin, Arbeloa iyo Calejon

Udir Asxaabta

Laacibka kooxda Arsenal Mosut Ozil ayaa dhambaal u ugu sheegay Twitterka in aysan saaxiibtinimo jirin 3-ciyaartoy ay Real Madrid isku kooxda ahaan jireen ee Gonzalo Higuin, Jose Calejon iyo Raul Albiol. Caawa ayaa waxaa jira kulan ka mid ah koobka horyaalada Yurub oo ay Arsenal la leedahay Napoli kana dhacaya…

Liverpool oo qaarajisay Sunderland ayadoo Suarez u xaqiijiyay labo gool

Udir Asxaabta

Liverpool ayaa qaarajisay sunderland halkaas oo uu Suarez 2 gool u xaqiijiyay kulan horyaalka Ingiriiska ah oo ka dhacay gagida Stadium of Light. Waa markii u horeysay ee Suarez uu Liverpool u ciyaaro asagoo soo dhamaystay ganaaxii 10-kulan uu xiriirka ingiriisku ku soo rogay xili ciyaareedkii dhamaaday. Waxaa sidoo kale…

Cristiano Ronaldo oo qandaraaskii u kordhiyay Real Madrid Qaadan doonana mushaarka ugu badan dunida

Udir Asxaabta

Cristiano Ronaldo ayaa u kordhiyay Real Madrid heshiiska asagoo qalinka ku duugay qandaraas shan sano ah oo ku kacaya 76-malyan oo gini taas oo ka dhigaysa ciyaaryahanka ugu mushaar qaadashada badan Dunida. Ronaldo ayaa ku saxiixay heshiiska garoonka Bernabeu maanta ayadoo uu goob joog ahaa madaxwaynaha Real Madrid Florentino Perez.…

Brendan Rodgers”Luis Suarez iyo Daniel Sturriddge waa wada shaqayn doonaan,”

Udir Asxaabta

Macalinka Liverpool Brendan Rodgers ayaa sheegay Daniel Sturridge iyo Luis Suares inay wada shaqeeyaan ayagoo fiirinaya danta kooxda. Suarez ayaa ka soo laabanaya ganaaxiisa 10-ka kulan 25-ka bishan, Xiligaas ay Liverpool kulan League Cub La leeyihiin kooxda Manchester United. Brendan Rodgers ayaa waxaa laga war sugayaa ciyaartoyga uu safi lahaa…

Arsenal oo u gudbisay xiriirka Ingiriiska ciyaartoyda u safanaysa 2013/2014

Udir Asxaabta

Chu-park iyo Niklas Bendtner ayaa lagu daray ciyaartoyda Arsenal ee liiskooda loo gudbiyay xiriirika Ingiriiska, Waxaa sidoo kale lagu daray laacibiinta dhawaana Arsenal ku soo biiray oo uu hor boodayo Mezut Ozil, Mathieu Flamini iyo Emilliano Viviano. Waa kuwan liiskoo dhan Arteta Amatriain, Mikel Bendtner, Nicklas Cazorla, Santiago Diaby, Vassiriki…

Chelsea oo Samuel Eto’o uu maanta tijaabo caafimaad u marayo

Udir Asxaabta

Samuel eto’o ayaa ogalaaday inuu ku biiro Chelsea qandaraas hal sano, Asagoo la midoobaya macalinkiisii hore Mourinho. Laacibka u dhashay wadanka Cameroon ayaa si rasmi ah ugu biiraya Chelsea bari asagoo maanta tijaabo caafimaad maraya. Eto ayaa ogalaaday in mushaar ahaan loo siiyo sanadkiiba aduun gaaraya 6-malyan euro ah, Taas…

Arsene Wenger oo sheegay xiliga uu Podolski dhaawaca ku maqnaanayo

Udir Asxaabta

Arsenal ayaa dhabar jab la kulantay kadib markii uu soo yeeray warka ah in Podolski uu dhaawac u maqnaan doono 10-asbuuc. Podolsky ayaa dhaawac muruqa ah ka soo gaaray kulankii Arsenal ay uga badisay Fenerbhce 2-0 oo arbacadii dhacay, Baaris lagu sameeyay Podolski ayaa lagu ogaaday inuu u baahan yahay…

Arsenal iyo Liverpool oo guulo soo kala hooyay

Udir Asxaabta

Arsenal ayaa heshay guusheeda koowaad horyaalka kadib markay 3-1 ooga badisay Fulham garoonka Craven Cottage. Olivier Giroud ayaa bilaabay gool dhalinta kahor intuusan laacibka dhawaantanba lagu waramayo inuu ka tagi rabo Arsenal Lukas Podolski dhalin labada gool ee kale. Darren Bent ayaa hal gool usoo celiyay Fulham inkastoo aysan ku…

Page 1 of 126123Next ›Last »