Home » Archives by category » Horyalaada » Brazil/Argentina

Xaqiiq: Lazio ayaa soo gaba-gabeysay heshiiska xidiga Brazil ee Felipe Andersnon

Udir Asxaabta

Kooxda kubada cagta ee Lazio ayaa shaacisay inay soo gaba-gabeeyeen heshiiska qad dhexeha kooxda Santos ee Felipe Andersnon. 20-jirkan ayaa qalinka ku duugay qandaraas shan sano ah ayadoo kooxda Lazio kula soo wareegtay aduun gaaraya 7.7-malyan oo gini. Xidigan ayaa kooxda Lazio qarka u saarnayd bishii January inay la wareegaan…

Liverpool Oo Dooneysa Daafaca Reer Brazil Douglas Franco

Udir Asxaabta

Kooxda Liverpool ayaa dooneysa in ay heshiis la soo saxiixato daafaca Reer Brazil Douglas marka uu suuqa kala Iibsiga furmo. 25-sano jirkan ayaa waqti dheer waxaa raadinayay kooxda Ingiriiska ka dhisan ee Newcastle oo ku guul dareysatay in ay £4million ku soo qaadto xilli ciyaareedka iyadoo sidoo kale Inter Milan…

Chelsea oo heshiis la gaartay Xidiga lagu badalayo Frank Lampard

Udir Asxaabta

Ilo Muhim ah oo uu la helay ayaa sheegay in Chelsea ay heshiis la gaartay Xidiga qadka dhexe ee kooxda Metalist Kharkiv  Taison Sida uu ogaaday  Sky Sports. Laakiin wararka ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in kooxo kale oo aan la shaacin Magacyadooda in Chelsea ay kula dagaalayaan heshiiska…

Messi oo ku guuleystay abaal marinta gool dhaliyaha caalamiga ah

Messi oo ku guuleystay abaal marinta gool dhaliyaha caalamiga ah

Udir Asxaabta

Kabtanka xulka Argentine Lionel Messi ayaa loo aqoonsaday gool dhaliyihii ugu sareeyay xulalka caalamka sanadkii tagay 2012 waxaana qiimeyntas sameeysay hay’adda tirikoobka taariqda ciyaaraha kubada cagta ee caalamiag ah ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano (IFFHS) waxaana la xisabiyay goolashii uu dhaliayay lagasoo bilaabo 1-dii January ila iyo…

Ciyaaryahan Taison oo lagu arkay xeendaabka Kooxda Chelsea

Udir Asxaabta

Libaaxa Brazil ee lala xiriirinayay inuu ku biiro Chelsea Taison ayaa booqday Chelsea waxaana uu xiisaynayaa inuu ku biiro kooxda Champions-ka. Daniel Sturridge  ayaa la filayaa in si rasmi uu ugu dhaqaaqo Chelsea markaasna kooxda waxaa ay u baahnaan doontaa Weeraryahan Cusub. Taison ayaa ah Ciyaaryahan ka ciyaara Weerarka dhexe…

LIONEL MESSI oo diiday mushaar dhan £460,000-Asbuucii

Udir Asxaabta

Laacibka ugu sareeya casrigan kubada cagata Messi ayaa ka iska diiday dalab uu ka helay kooxda ka dhisan dalka Russia ee Anzhi Makhachkala, iyadoona sanadkiiba uu heli laha dauun lacageed dhan £205million tasoo ka dhigi laheed ciyaarayahanak aduunaka ugu mushaarka badan . Messi, oo 25, jir ah aya sidoo kala…

São Paulo oo iska diiday in ay la wareegto weeraryahanka Milan Robinho una jeesatay Vargas-ka Napoli

Udir Asxaabta

Kooxda Brazil ee São Paulo ayaa ka baxday doonista Weeraryahanka kooxda Taliyaaniga ee AC Milan Robinho kadib markii ay ku dhawaadeen heshiiska Weeraryahanka Napoli. 28 jirka Robinho ayaa raba inuu ka tago AC Milan January si dalkiisa uu ugu laabto,waxaana lala xiriirinayay inuu ku biiro kooda São Paulo. Adriano Galliani ayaa…

12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

Udir Asxaabta

Xili uu sanadkan 2012 uu dhamaad yahay ayaa xiriirka maamula kubbada cagta ee FIFA waxaa uu soo bandhigay 12-kii dhacdo ee ugu xasuusta badneyd sanadkaan . 1. Ilbiriqsigii Taariikhiga ahaa ee Xulka Zambia uu markiisii ugu horreeyay ku qaaday koobka qaramada Africa 2. Bad baadadii xidigii hore Bolton Fabrice Muamba…

SAWIRO: Chelsea oo laga qaaday Koobka kooxaha Aduunka kadib kulankii Corinthians

Udir Asxaabta

Kooxda kubada cagta Corinthians ayaa gool iyo waxba ku sul daartay naadiga Chelsea Finalka Koobka kooxaha aduunka ee ka dhacay dalka Jaban. Weeraryahanka Number-ka 9-aad uwata kooxda Corinthians Guerrero ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay ku qaadeen koobkan oo dad badan ay rumaysanaayen in Chelsea ay ku guulaysan karto. Ciyaaryahanada Chelsea ayaa qeybtii…

Rikoorka goolasha ugu badan hal sano ee Lionel Messi oo shaki ku jiro xilli lala xiriiriyey ciyaaryahano kale.

Udir Asxaabta

Lionel Messi ayaa Rikoorkiisa goolasha ugu badan hal sano ayaa shaki ku jiraa, ka dib markii Xiriirka Kubada Cagta Zambia ay sheegeen in ciyaaryahan Zambian ah uu Rikoorkaas heysto. Weeraryahanka Barcelona ayaa ka sara maray Rikoorkii 40 sano jirsaday ee Gerd Muller ee goolasha ugu badan hal sano. Messi ayaa…

Page 1 of 512345