Home » Archives by category » Champion Leage

Isku aadka koobka horyaalada yurub oo la sameeyay Arsenal oo gashay guruubka ugu adag

Udir Asxaabta

isku aadka koobka horyaalada Yurub ayaa mar dhowayd la soo gaba-gabeeyay ayadoo Arsenal ay gashay guruubka ugu adag. Kooxaha Spain ayaa galay guruubyo aan adkayn halka kuwa talyaaniga ay galeen guruub jilicsan marka Napoli laga reebo oo gashayguruub adag. Kooxda ciyaarta kama dambayta ah ciyaartay koobkii dhowaan lagu soo dhameeyay…

Arsenal oo 3-0 ooga guuleysatay Fenerbahce kulanka hore ee is reb-rebka Champions Liiga

Udir Asxaabta

Arsenal ayaa ka jawaabtay cambaarayntii dhawaantan soo gaartay waxayna soo hoyiyeen guul 3-0 ah kulanka koowaad ee is reb-rebka Champions Liiga ay laciyaarayeen Fenerbahce. Kieran Gibbs, Aaron Ramsey iyo Olivier Giroud ayaa sadaxda gool u kala dhaliya kooxda galinkii dambe. Arsenal ayaa heshay goolka koowaad daqiiqadii 51-aad tasoo uu dhaliyay…

Kulanka PSV iyo Milan oo bar-bar dhac ku dhamaaday

Udir Asxaabta

PSV iyo AC Milan ayaa bar-bar dhac 1-1 ah ku galay ciyaarta is reb-reb ka horyaalka yurub. Kadib markii fursado badan labada dhinac heleen ayaa goolka koowaad dhaliyay laacibka Milan ee El Sharaawy tasoo ahayd mid madax ah. Guud ahaan labada goolhaye ayaa shaqo culus soo wajahday kulankaan maadamay fursadaha…

Hor u dhaca kulanka PSV vs Milan

Udir Asxaabta

AC Milan ayaa wajaheysa dagal adag kulankeeda is reeb-reebka koobka horyaalada Yurub oo ay la leeyihiin PSV caawa. Milan ayaa gaartay wareega labaad xilli ciyaareekii dhamaaday koobka horyaalada Yurub waxaana reebay Barcelona, Ayagoo lugtii hore ku garaacay Barcelona 2-0 garoonkooda San Siro. Kooxda kasocota Holland ee PSV ayaa ka hor…

isku aadka koobka horyaalada Yurub is reeb-reebkiisii hore oo la sameeyay

Udir Asxaabta

Isku aadka koobka horyaalada is reeb-reebkiisii hore ayaa la sameeyay maanta ayadoo Arsenal lagu aadiyay kooxda Fenerbahca oo maxkamad ku socota ka dib markii ay racfaan ka qaateen ganaax horey loogu soo rogay ayagoo ku lug yeeshay is daba marin ciyaaro. Go’aan ayaa laga soo saari doonaa dhowaan in Fenerbahca…

Juventus oo Hogaaminaysa lacagta laga helay koobkii horyaalada Yurub ee dhamaaaday (Champions League)

Udir Asxaabta

Juventus ayaa heshay lacagtii ugu badnayd ee koox soo gasha koobkii horyaalada yurub ee May dhamaaday, Cadaan madow ayaa heshay aduun gaaraya 86.3-malyan oo dollar. Guulaystayaasha koobka horyaalada yurub Bayern Munich ayaa kaalita labaad galay ayagoo helay 77.7-malyan oo dollar halka kooxda ay koobka ka qaadeen ee Borussia Dortmund ay…

Isku aadka is reeb-reebka koobka horyaalada Yurub Wareega 3-aad oo goor dhowayd la sameeyay

Udir Asxaabta

Maanta ayaa la sameeyay isku aadka koobka horyaalada Yurub is reeb-rrebkiisii Wareega sadexaad hore ayadoo 30-boos ay ku tartamayaan kooxahu. Kooxaha kala ah Lyon, Zenithiyo PSV ayaa ka qayb qaadanaya is reeb-reebka wax kooxo waawayn ah. PSV ayaa la ciyaari doonta kooxda ka dhisan wadanka Belgium ee Zulta Waregem halka…

Xaqiiq: Gooldhaliyaha qaranka Soomaaliyeed Sadiiq Bolateli oo ku biiray kooxda Leopards

Udir Asxaabta

Gooldhaliyaha qaranka kubada cagta soomaaliyeed saadiq cabdi qaadir oo ku magac dheer Bolatelli ayaa qandaraas u saxiixay kooxda Leapords oo ka qayb qaadata horyaalka Kenya. Kooxda ayaa saxaafada u soo bandhigtay xidigan u dhashay wadanka Soomaaliya ayadoo ay halkaas joogeen madax ka socota kooxdiisii hore ee Banaadir oo heshiiska wax…

8-koox oo loo sadaaliyay in ay usoo bixi karaan wareega Semi Final-ka Champions League

Udir Asxaabta

Iyadoo dhowaan la sameeyay isku aadka Champions League wareega 16-ka ayaa waxaa jariirada The Times ee kasoo baxda England ay sameysay qiimeyn ku aadan kooxaha soo bixi kara ee soo gaari kara wareega 8-da . 8 –koox ayey jariiradu soo saartay kadib markii aragti laga aruuriyo dad kabadan 300 kun…

Akhri: isku aadka Europa League: Sparta Braha v Chelsea, Liverpool Vs Zenit, Tottenham Vs Lyon

Udir Asxaabta

Kooxo waa weyn ayaa mar kale is arki doona koobka Europa League kaas oo isku aadkiisii goordhow lasoo gaba gabeeyay, waxaana koobkan ka dhexmuuqada kooxo waa weyn. Naadiga Liverpool ayaa kulan adag la yeelan doonta Kooxda Zenit ST kaas oo ah kulanka ugu xiisaha badan , halka Chelsea ay marti unoqon…

Page 1 of 9123Next ›Last »