Zimbabwe ayaa laga yaaba in ay awoodi wayso ka qeyb galka kulamad is reeb reeb koobka aduunk ee 2014 loogu soo baxaayo kadib markii dhaqaalo daro ay soo food saartay xiiirka kubada cagata ee dalkaas ku waasoo an awoodin qarshadka ku baxayo kulamadaasi .
Madaxweynaha xiriirka Zimbabwe ee marka magaciis la soo gaabiyo loo yaqaano (Zifa) Ndumiso Gumede ayaa sheegay i n lagu leeyahy qaamo dhan€3 million.
“Fifa ayaa nogu wargalisay inan ciyaarin ciyaaro calami ah ilaa aan ka heleyno dowlada dhmeystirin oo gacan naga siiso dhaqaalo darada jirta ” ayuu u sheegay wariyaasha