Sunday, May 19th, 2013

Waa maxay sababta uu xidiga Man City Richards utagay Chelsea ?

Published on January 3, 2013 by   ·   No Comments

richardsDaafaca kooxda Manchester City Micah Richards ayaa lagu arkay kulan ciyaareedkii Chelsea iyo QPR ee xalay taas oo siyaabo kala duwan loo fasiray .

Richards ayaa fadhiyay bartamaha garoonka Stamford Bridge waxaana saxafiga NEIL ASHTON oo ka tirsan Daily Mail uu la xiriray kooxda Chelsea si uu arintaan wax uga weydiiyo.

Laakin tababare Rafa ayaa gashaanka ku dhuftay in uusan jirin wax qorshe ah oo ay ka lahaayeen daafaca Man City ,waxaanaba uu mesha ka saaray in uu ubaahan yihin waxaa daafac bishan .

Daafacan oo aaney jariiradu helin xiriirkiisa ayaa la sheegay in uu usheegay majalada kale ee London Evening Standard in uu utagay Stamford Bridge in uu ciyaarta daawado oo kaliya.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook