Weeraryahanka wadanka Talyaaniga Mario Bollateli aya ka sii baxaya daaqada City markii uu gacanta ula tagay macalinkiisa Manicini .
Super Mario ayaa iyo macalinkiisa ayaa is jiid jiid badan uu dhex maray isagoo Mario ku sigtay in uu feero macalinkiisa.
Xili lagu jiray tababarka oo ay kooxdu isku diyaarineysay kulanka FA Cup-ka ee kooxda Watford ayuu Bollateli ka carooday qaab uu uraacday Scott Sinclair waxaana jawaabtii Mancini ka xumaday Mario waxaana taas ay keentay in labada nin ay is qabsadaan.
Waxaa kala fujiyay dadkii ku sugnaa xerada Carrington waxaana arintaan yaab ku tilmaamay Massimo Battara oo ka mid ah shaqaalaha kooxda.











Halaq