Wednesday, May 22nd, 2013

Rumeyso ama Ha Rumeysan 40 ciyaariyahan oo ka ciyaarta yurub ayaa ka qalin jabisay xarunta Barcelona

Published on January 2, 2013 by   ·   No Comments

xavi-plBarcelona academy waaxaa ka soo qalin jabisay 23 ciyaaryahano oo caan waxaana ay mataleen kooxda ugu tunka weyn Europe.

Barca aya heysata 17 ka mid ah ciyaaryahanada ka soo baxay La Masia academy kuwaa oo aduunka sumacd fiican ku leh,halka kala 23 ay ukala ciyareen kooxdah k adhisan Spain iyo horyalada kala ee qaarada Europe:

BARCELONA:waxey haysata: Valdes, Puyol, Iniesta, Messi, Thiago Alcantara, Xavi, Bartra, Montoya, Dos Santos, Busquets, Pedro, Cuenca ,Tello, Cesc, Pique iyo Alba.

Horyaalka Spain gudihiisa
Trashorras, Ruben Martinez, Sergio Rodriguez (Rayo Vallecano), Fernando Navarro and Botia (Sevilla), Marc Valiente, Peña, Lluis Sastre (Valladolid), Victor Sanchez, Baena, Verdú, Sergio García (Espanyol), Giovanni Dos Santos and Fontàs (Mallorca), Victor Rodriguez (Zaragoza), Nano (Osasuna).

Horyalada kale
Oriol Romeu (Chelsea), Iago Falqué (Tottenham, oo amah ugu ciyaara Southampton), Bojan (Milan), Reina (Liverpool), Jordi Gomez (Wigan), Arteta (Arsenal), Motta (PSG).

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook