Saturday, May 18th, 2013

Roma oo wax layaableh ku sameysay koox ka dhisan Mareykanka

Published on January 3, 2013 by   ·   No Comments

lamela-arms490ai_3Kooxda Taliyaaniga ee Roma oo Tababar xiliga fasaxa ku qaadanaysa dalka Mareykanka ayaa ciyaar saaxibtinimo oo ay ku ciyaareen dalkaas waxay ku badiyeen 5-0.

Roma ayaa wajahday kooxda  Orlando City oo kamid ah kooxaha ugu fiican ee Mareykanka ka dhisan waana ay jahwareerisay.

Bandhiga Goolasha Roma waxaa kala dhaliyay Lamela oo labo gool dhaliyay daqiiqadihii 2, 13 , Pjanic 30 ,, Destro 44 iyo Florenzi 65 .

Giallorossi ayaa soo gaba gabeynaysa Safar ciyaareedka Ameerica maadama horyaalka Serie A la soo laabanayo todobaadka Xiga.

Xidigaha Roma u saftay.

Roma: Stekelenburg (Lobont 46); Piris (Balzaretti 46), Burdisso (Romagnoli 46), Castan, Dodò (Marquinhos 59); Bradley (Perrotta 46), De Rossi (Tachtsidis 46), Florenzi; Lamela (Lucca 31), Destro (Totti 72), Pjanic (Marquinho 62)

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook