Robin van Persie oo sheegay in gool udhalinta United ay ka adagtahay ku biiristeeda

January 3rd, 2013 by
Home » Horyalaada » England » Robin van Persie oo sheegay in gool udhalinta United ay ka adagtahay ku biiristeeda

Robin van Persie oo sheegay in gool udhalinta United ay ka adagtahay ku biiristeeda

vanManchester United weeryahankeeda Robin van Persie ayaa amaanay ciyaaryahanada ay isku kooxda yihiin kadib guushii ay ka gaareen kooxda Wigan Athletic Asbuucan.

Gool dhaliyaha Dutch ka ayaa dhaliayay labo gool xili ay Wigan ku garaaceen 4-0.

“tani waxey ii tahay faraxad qaas ah inaan la ciyaaro kooxdan qaaska ah ” ayuu u sheegay MUTV. “qof kastoo inag mid ah waxuu raba in uu mid ka kale caawiyo. Qof kasta wuu ku farsxanyahay in qof ka kale uu ka caawiyo in uu gool dhaliyo.

Daafacyad ayaa u shaqeeyaan si adag qadka dhxe ee u garsiiyayn kubadah , halka qadaka dhxe eey hool badan ku bixiyan in weerarka eey garsiiiyan kubadaha waana wax fudud in aad gool udhaliso United laakin ma fududa in aad ku soo biirto

One Response to Robin van Persie oo sheegay in gool udhalinta United ay ka adagtahay ku biiristeeda

  1. cumar yare Reply

    January 6, 2013 at 4:06 pm

    ma fahmin qoraalka saad u qorteen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>