Friday, May 24th, 2013

Peluso oo caafimaadka umaraya Juventus

Published on January 3, 2013 by   ·   No Comments


pulusoKooxda Juventus ayaa sameyneysa saxiixeeda koowad ee suuqa Kala iibsiga bishaan kadib marka ay manta ku dhawaaqdo saxiixa laacibka Atalanta Federico Peluso

Daafacan 28 jirka ah ayaa manta caafimaadka umaraya kooxda marwada duqda ah waxaana heshiiska lagu dhawqi doona galinka dambe ee manta.

Waxaa ay kooxda Juve hor marin doontaa €1.5 million waana heshiis amaah laakin hadii uu qanciyo waxaa ay dhiibi doontaa €3.5milion .

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook