Wednesday, May 22nd, 2013

Mathieu Debuchy oo caafimaadka umaray Newcastle

Published on January 3, 2013 by   ·   No Comments

debchuchyDaaficii kooxda Lille Mathieu Debuchy ayaa caafimadka umaray kooxda Newcastle ee wadanka Ingriiska iyadoo uu ka soo muuqday kulankii xalay ee kooxdiisu la ciyaartay kooxda Everton.

Ninkaan ayaa ka soo guuray France waxaana uu dawanayay kulankii xalay dhamaadkii ciyaarta ayuuna macalinka Newcastle Alan Pardew xaqiijiyay in ay soo iibsadeen xidiga xulka France.

Waxaan rajeynayaa in uu noqon doono Baines-ka Newcastle waana hormar in an soo qaadno xidig boos joogta ah ka heystay koobkii qaramada yurub ayuu yiri Alan Pardew.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook