Mario Bollateli walaashiis oo uur loo yeelay ,(Yaa uureeyay)

January 3rd, 2013 by
Home » africa » Mario Bollateli walaashiis oo uur loo yeelay ,(Yaa uureeyay)

Mario Bollateli walaashiis oo uur loo yeelay ,(Yaa uureeyay)

mario-and-sisterWaxaa tahay waa lagaa yahay hadii uu Mario Bollateli uurkii ku inkiray Raffaella Fico oo uu gadaal ka aqbalay markaan waxaa la uureeyay walaashiis.

Sida ay ku soo warameyso jariirada ‘Diva e Donna’ ee ka soo baxda wadanka Talyaaniga gabadha la dhalatay Super Mario ee lagu magacabo Abigail Barwuah ayaa xaamilo ah waxaana ay uur uleedahay laacibkii hore ee wadanka Nigeria Obafemi Martins.

Gabadhaan ayaa afkeeda ka qiratay in ay uur leedahay iyadoo sheegtay in wiilka caloosheeda ku jiro uu hada cuslaaday ayna ku faraxsan tahay hadiyadaas.

Xidigii hore ee kooxaha Inter, Newcastle United, Vfl Wolfsburg, Rubin Kazan, iyo Birmingham City Obafemi Martins oo hada uciyaara kooxda Levante ee wadanka Spain ayaan wali ka hadlin arintaan iyadoo sidoo kale war laga sugaayo Mario Bollateli.

4 Responses to Mario Bollateli walaashiis oo uur loo yeelay ,(Yaa uureeyay)

  1. dekow Reply

    January 3, 2013 at 3:43 pm

    k k k warkas baa igalaya foxumaha kibarka badan dhikar haku dhaca

  2. Boloteli-9 Reply

    January 5, 2013 at 2:36 pm

    Hada tahay nin rag ah ku inkir gabadhan sharmutada ah marna spain la tageyso ma egland la imanayso silkeda

  3. Nuur aadan guud Reply

    January 22, 2013 at 3:59 am

    K.k.k.k.k.k.k ceeb badana qof walashisa cuureynayo yaa arkey foolxumaha kibirka badan qoq ayaa haye

  4. Rashka Reply

    February 16, 2013 at 6:51 pm

    Hahahahahahaha wey kusan tah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>