Wednesday, May 22nd, 2013

Macallin Fergie oo diyaar u ah inuu keeno badalka David de Gea

Published on January 7, 2013 by   ·   1 Comment

FergusonInkastoo la siiyay fursad fiican haddana waxa uu lumiyay kalsooni badan waxaana uu rabaa inuu dib ugu noqdo horyaalka dalka Spain iyadoona kooxda Man ay amaah ugu direyso Wooton.

De Gea ayaa iska daawanayay madaxii kooxda Manchester United uu ka dhaliyay James Collins kulankii West Ham United taaso macallinku uu ka niyad jabay.

Waxaana Macallinka kooxda United uu weydiiyay guddoomiyaha kooxda David Gill iyo Milkiilayaasha kooxda inuu u baahan yahay goolhaye inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga.

Ferguson waxa uu rabaa goolhaye kooxdiisa aysan ciyaarin tartanka Champions League si uu uga faa’iideysto tartanka Champions League.

De Gea iyo Anders Lindegaard ayaa la isku bad badalay xilli ciyaareedkan oo midba fursad la siiyay laakiin labadooduba wey fashilmeen, waxaana Macallinkan uu il gooni uu ku hayaa goolhaya kooxda Stoke City Asmir Begovic iyo kan kooxda Liverpool Pepe Reina kuwaasoo labada ciyaari kara tartanka Champions League.

Dhinaca kale kooxda Manchester United ayaa amaah ku direysa ciyaaryahankeeda da’da yar ee lagu magacabo Scott Wootton waxaana ay siin doontaa kooxda Bristol City.

Readers Comments (1)

  1. ????????? says:

    ???????????AKB????????????




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook