Sunday, May 19th, 2013

Joe Cole oo si rasmi ah ugu biiray West Ham

Published on January 3, 2013 by   ·   No Comments

colewesKooxda West Ham ayaa si rasmi ah ula wareegtay xidigii kooxda Liverpool Joe Cole

Laacibkii hore ee kooxda West Ham ayaa markale dib ugu soo laabtay garoonka Upton Park oo aheyd halkii uu ka hana qaday heerkiisa banooni.

Sida ay goordhow shaacisay talkSPORT laacibkaan ayaa qalinka ku duugay heshiis labo sano iyo bar ah waxaana uu asbuucii ka qaadan doonaa kooxda Hammers lagu naaneyso £30,000.

31 jirkaan ayaa tan iyo markii uu ka tagay kooxda West Ham wuxuu usoo ciyaaray kooxaha Chelsea ,Lille iyo Liverpool.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook