Saturday, May 18th, 2013

Funaanadii Demba Ba oo la diyaarinayo “Tijaabo Cafimaad”

Published on January 3, 2013 by   ·   No Comments

demaDemba Ba ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda Chelsea Sida la filayana Saacadaha soo aadan ayuu Tijaabo Caafimaad  u mari doonaa.

Weeraryahanka Senegal ayaa ka baxay ciyaaryahanada kooxdiisa ee Xalay ka hortagay kooxda Everton Maadaama ay soo idlaataya ka tirsanaanshaheeda.

Ba ayaanan Wali la shaacin qiimaha uu ugu wareegayo Chelsea laakiin kulankiisa ugu soo horeeya ayaa la filayaa inuu noqdo kan Chelsea ay la ciyaarayso koobka FA Cup kooxda Southampton.

Away: Demba Ba looks set to join Chelsea after being given permission to speak to the Stamford Bridge club

Tababaraha KMG ee Chelsea Rafael Benitez  oo hadlay kadib 1-0 oo looga badiyay kooxdiisa ayaa sheegay in Fernando Torres  uu yahay Mid kamid ah xidigaha ay u baahan yihiin inay u nasasiiyaan maadama uu ciyaaray kulamo badan.

Mar uu ka hadlay wararka Demba Ba la xiriira ayuu ku jaawabay

Ma hayo Wali faah faahin rasmi ah oo ku aadan heshiiska (Ba) laakiin hada ma aha ciyaaryahan Chelsea balse wadahadalo ayaan la leenahay.

Chelsea ayaa ku jirta diyaarinta Funaanada Demba Ba uu xeran lahaa durbana magaciisa ayaa lagu sii qoray.

Tabaraha kooxda Newcastle Pardew ayaa xaqiijiyay in Weeraryahankooda uu ku biiraya Chelsea.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook