Cristiano Ronaldo oo loo magacabay safiirka cusub ee Hay’adda ‘Save The Children’

January 3rd, 2013 by
Home » Maxaa Cusub » Cristiano Ronaldo oo loo magacabay safiirka cusub ee Hay’adda ‘Save The Children’

Cristiano Ronaldo oo loo magacabay safiirka cusub ee Hay’adda ‘Save The Children’

ronaldo-saveMaalmo badan oo uu ka horeeyay Messi xaga bini aadanimada Ronaldo ayaa hada ka mid noqday ciyaartooyda safiirada u ah Hay’adda Badbaadada Carruurta ee ‘Save The Children’

Xidiga Portugal ayaa laga dhigay safiirka sanadkaan cusub ee ‘Save The Children’ waxaana uu gacan ka geysan doonaa sidii caruurtu ku heli lahayeen ,Cunto,biyo nadiif ah ,iyo wax barasho hagaagsan.

Ronaldo ayey Hay’addu sheegtay in uu aqbalay in uu safiir unoqdo ‘Save The Children’ waxaana jawabtii uu soo diray ay noqotay .

“Markii aan ogaaday in mid ka mid ah 7-dii carruur ahba uu habeenkii sariirtiisa seexdo isagoo gaajeysan ma aanan ka labo labeyn in aan la shaqeeyo hay’addan”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>