Ciyaaryahan Taison oo lagu arkay xeendaabka Kooxda Chelsea

January 2nd, 2013 by
Home » Horyalaada » Brazil/Argentina » Ciyaaryahan Taison oo lagu arkay xeendaabka Kooxda Chelsea

Ciyaaryahan Taison oo lagu arkay xeendaabka Kooxda Chelsea

TaisonLibaaxa Brazil ee lala xiriirinayay inuu ku biiro Chelsea Taison ayaa booqday Chelsea waxaana uu xiisaynayaa inuu ku biiro kooxda Champions-ka.

Daniel Sturridge  ayaa la filayaa in si rasmi uu ugu dhaqaaqo Chelsea markaasna kooxda waxaa ay u baahnaan doontaa Weeraryahan Cusub.

Taison ayaa ah Ciyaaryahan ka ciyaara Weerarka dhexe waxaana uu hada ka tirsan yahay kooxda Ukraine ee Metalist Kharkiv .

“Waxaan aaday England),Todobaadyo ka hor,si aan aan u soo qiimeeyo xaalada,Waxaan la hadlay Madaxwaynaha,waxaa arkay Oscar kaas oo aan kasoo wada ciyaari jirnay  Internacional,Waxaana doonayaa inaan markale aan iska garab ciyaarno sidaas Sky ayaa ka soo wariyay Taison.

Chelsea ayaa labo bil  ka hor shaacisay in Taison ay badal uga dhigi doonto Wiilka howlgabka ah ee Benitez uu carbaabinayo ee Torres walina waa ay ka fiirsanaysaa Chelsea weeraryahanka ay kala soo wareegayso suuqa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>