Arsenal ayaa diyaar u ah inay la soo wareegto 20 jirka qadka dhexe ee kooxda Palermo Afriyie Acquah kaas oo si amaah ugu jooga kooxda Parma.
Kooxda Macalin Wenger ayaa €9million u gaartay Kooxda Taliyaaniga ee iska leh ciyaaryahanka Madow ee u dhashay wadanka Ghana.
Xidiga yar ee Ghana ayaa Si amaah ah waxaa lagu siiyay xagaagan kooxda Parmo laakiin Palermo ayaa tix gelin doonta dalabka kooxda Arsenal oo diyaar u ah iibsashada Ciyaaryahanka.
Daily Express ayaa qeexday in Arsenal 20 Jirkan inay kala wareegayso Suuqa kala iibsiga bishan kaas oo jecel ka ciyaarista Premier League .
U
Kkkk ma wilshere farisan ama artete ba firisan wa layab arsnal wenger muso gado striker mid kafican groud wa mucjiso away David villa an sogadi away wa layab