Friday, May 24th, 2013

Arsenal oo €1 million kula soo wareegeyso Weeraryahanka Napoli

Published on January 7, 2013 by   ·   2 Comments

verArsenal ayaa la soo warinayaa inay Si amaah ay kula wareegeyso Weeraryahanka kooxda Napoli  Eduardo Vargas  xagaagan.

23 Jirka wadanka  Chilea ayaa ku guuldareystay inuu saldhigto kooxda Taliyaaniga tan iyo Bishii hore ee January uu ku soo biiray.

Corriere dello Sport ayaa xaqiijiyay damaca Arsenal ay u hayso Eduardo Vargas  Islamarkaan ay ku bixin doonto heshiiska Amaahda ay kula soo wareegayaan Vargas €1 million .

Heshiiska ayaa waxaa ka qayb ah in Arsenal hadii uu anfaco Weeraryahanka Da’da yar inay kala saxiixan doonaan heshiis joogta ah.

Readers Comments (2)

  1. abdinasir says:

    arsen wenger arsenal wuu curyaamiyay inta laacib afka hore ka ciyaara yurub jooga midna wuu soo iibsan layahay koobna qaadimayso intuu joogo arsen wenger

  2. yuusufcali says:

    af waa kanaa lacag wingar lacag ma quuraa hadii uu dadnimo leeyahay miyey ka tegi lahaay fanberegas nasri kiliji&vanberse sonka wliba koox cadw isku yihn ayuu van berse ka gaday tag dheh




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook