Allahu Akbar: xidiga Arsenal Abou Diaby oo xifdiyay Qur’aanka Kariimka

January 3rd, 2013 by
Home » Horyalaada » England » Allahu Akbar: xidiga Arsenal Abou Diaby oo xifdiyay Qur’aanka Kariimka

Allahu Akbar: xidiga Arsenal Abou Diaby oo xifdiyay Qur’aanka Kariimka

diabyMid ka mid ah xidigaha kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramaya in uu ka faa ‘iday mudo uu dhaawac ku maqnaa uuna xifdiyay 19 jus oo ka mid ah qur’aanka kariimka ah.

Sida ay baahisay majalada Ribalka Online oo ka soo baxda dalka ugu musliiminta badan aduunka ee Indonesia laacibka muslimka ah ee wadanka France ayaa maalmihii uu dhaawaca ahaa xafiday 19 jus oo qur’aanka ah.

Arinta 27 jirkaan ayaa run noqotay markii shiikha caanka ah ee Muhammad binu Adam uu Twitter-ka soo dhigay sawir isaga iyo xidiga Arsenal Abou Diaby ay wada galeen iyagoo sugayaa salad cisho ah waxaana uu sheegay Shiikhaas in uu ku faraxsan yahay in laacibkaan xafido qur’aanka .

Arintan ayey dad badan oo muslimiin ah aad ugu farxeen waxaana xidigaan uu wali kooxdiisa uga maqan yahay dhaawaca.

2 Responses to Allahu Akbar: xidiga Arsenal Abou Diaby oo xifdiyay Qur’aanka Kariimka

  1. Shukri Reply

    January 5, 2013 at 11:43 am

    Ma asha alah tan oo kale markan maqlo waan farxaa walahay maxa yelay ku dayasho ayey noo tahay inu qofka muslinka fahmo ujedada uu uyimid dunida mahadsanidin……

  2. Abdi khadir mohamed/JEKEEY CADE Reply

    January 22, 2013 at 10:26 pm

    Mashaalaah abou diaby kheirka allaha hawafajiyo inshaalaah diintana allaha haku xoojiyo iimankiisa inshaalah ciyaartoyda kalena allah hasoo hanuuniyo inshaallaaaaaah!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>