Waxaa jira dhowr ciyaariyahan oo umuuqda kuwo mustaqbal kuleh xirfada tababarnimada ,kuwaas oo la rijeynaayo in ay macalimiin noqdaan ,waxaana arintaan lagu saleeyay qaabka ay wax umaamulaan waqtigaan iyo aragtidooda oo ah mid fog.
Andrea Pirlo
Vincent Kompany
Ryan Giggs
Philipp Lahm
Tim Howard
Xavi
Javier Zanetti
Alessandro Nesta
Xabi Alonso
Clarence Seedorf
Goolhaye: Isha Wararka Ciyaaraha