Tuesday, May 21st, 2013

Sir Alex Ferguson oo sheegay in ciyaaryahan Nemanja Vidic uu ciyaari doono kulanka Sunderland

Published on December 12, 2012 by   ·   1 Comment

Tababaraha Kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa xaqiijiyay  Nemanja Vidic uu dib ugu soo laabtay kooxda uunadiyaar uyahay inuu afto Kulanka  Manchester United ay wajahayso Sunderland.

Daafaca dhexe ee United ayaa garoomada ka maqnaa ilaa  September 19-keedii kadib dhaawac soo wajahay iyadoona kooxda United ay usoo laabteen daafacyada kale ee Smoling iyo Jones

“waxaan doonaynay inuu ciyaaro kulanka City, waxaana hubaa inuu safan doono kulanka  Sunderland…” ayuu sheegay tababare Fergusan oo sheegay inuu ku faraxsan yahay soo laabashada ciyaaryahankan.

“18-kii bil ee lasoo dhaafay, waxa uu ciyaaray oo kaliya  10 kulan iyo wax lamid ah, mana ahan ciyaaro badan oo uu dheelay”ayuu hadalkiisa ku daray

Goolhaye: Isha Wararka Ciyaaraha

Readers Comments (1)

  1. Mmctwenty says:

    I’m happy to hearing that




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook