Tuesday, June 18th, 2013

Newcastle oo ku guuleysatay Mathieu Debuchy

Published on December 31, 2012 by   ·   No Comments

debcuayKooxaha Newcastle United iyo kooxda reer France ee Lille ayaa lagu soo waramaya in ay isku fahmeen heshiiska laacibka garabka ka ciyaara ee Mathieu Debuchy.

In kooxda Magpies –ka ay hesho laacibkaan daafaca ka ciyaara waxaa door weyn ka qaatay ninka ay saaxibada dhow yihiin ee Yohan Cabaye oo hada ka tirsan Newcastle.

Kooxda reer England ayaa dhowr jeer oo hore ku fashilantay saxiixa daafaca ,laakin hada ayuu usoo dhaqaaqi doonaa

Newcastle iyo Lille ayaa isku af gartay in laacibkaan uu kooxda uga tago qiimo dhan £5.5million,waxaana saxiixiisa lagu garacay kooxaha Arsenal iyo AC Milan.

Goolhaye: Isha Wararka Ciyaaraha

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook