Aduunka wax walba waa la qiimeeyaa jariirada arimaha bulshada ka faaloota ee nowmagazine oo kasoo baxda UK ayaa qiimeyn ku sameeyay 11 gabdhood ee ugu qurxoon dumarka udhaxa ciyaartooyda ciyaara kubbada cagta .
Sheekadan kuma jiraan ciyartooyda saaxibada la,ah dumarka laakin waxaa la qiimeeyay xaaskaska la qabo.
Waana kuwaan 11-ka ugu qurxoon iyo ciyaartooyda ay udhaxaan
1. Daniela Fontani
Waa xaaska daafaca Fiorentina Alessandro Gamberini.
2. Victoria Beckham
Waa Xaaska xidiga sare ee wadanka Ingriiska David Beckham
3. Lorena Bernal
Waa xaaska xidiga Arsenal Mikel Arteta
4. Alex Curran
Waa xaaska kabtanka Liverpool Steve Gerrard.
5. Louise Redknapp
Waa xaaska Jamie Redknapp oo ciyaaraha ka fariistay 2005
6. Sarah Brandner
Waa xaaska xidiga khadka dhexe ee Bayern Munich Bastian Schweinsteiger.
7. Michela Quattrociocche
Waa xaaska xidiga wadanka Talyaaniga Alberto Aquilani
8. Danielle Lloyd
Waa xaaska xidiga Portsmouth Jamie O’Hara
9. Abbey Clancy
Waa xaaska xidiga Stoke Peter Crouch
10. Cheryl Cole
waa xaaska daafaca Chelsea Ashley Cole.
11.Toni Poole
Waa xaaska kabtanka kooxda Chelsea John Terry
Waa 11l ka naagood ee ugu foosha xun aduunka,waryaadha beentan xagaad ka keenteen
Qurux waxba kama taqaanan ma midaan qaawan ee naasa dhardher ayaad qurux ku shegeysaan maxaa ku tusiwaaye hablaha somali yed hadaad waxan quru utaqaan adifa war kaan qore ayuu sirwaal ka kaadhici haaya ayaay ila tahay
dadka negativeka udhashey sidaan ayaa lagu yaqaana war maxaa gabdhaha somaliyeed messha keenay waalaguu shegay oo waa mowduuc ay jariirad qortey niman kaana weysoo qaaten tankale hadana waa lagu raaciyey oo waxa lagu yiri waa nagaha ay qabaan ciyaartoyda maxaa samanta idiin diiday soomaliyey aan isku xishoono oo waxa dhalisha mudan aan dhalilno lkin waxwalba yaanan u arkin xumaan
Wanakah oo kufolxun adunka
kuli waxaa ka qurux badan irina sheik qofta la dhaho ee wuu saaxiibka la yahy ama qabo xidiga caalamka ee cristiano ronaldo dos santo aveiro.