Manchester United oo amaah ku dhiibtay mid kamid ah da’yarteeda mustaqbalka leh

December 28th, 2012 by
Home » Horyalaada » England » Manchester United oo amaah ku dhiibtay mid kamid ah da’yarteeda mustaqbalka leh

Manchester United oo amaah ku dhiibtay mid kamid ah da’yarteeda mustaqbalka leh

BebeKooxda Manchester United ayaa si amaah  aha markale waxaa ay ku dirtay Wiilka eberka ah ama loo yaqaan flop  ee (Bebe).

22 jirka ayaa waxaa uu la soo wareegay Ferguson sanadkii 2010 isagoo kooxda ugu fadhiya qiima ah £7.4million.

Ciyaaryahanka Portugal ayaa waxaa si amaah ah lagu siiyay kooxda Rio Ave oo ka dhisan dalkiisa.

Sanad ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee uu tagay Old Trafford ayaa amaah waxaa lagu siiyay kooxda Turkiga ee Besiktas markii wax mataraan uu noqday.

GOOLHAYE:Isha Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>