Laacibka ugu sareeya casrigan kubada cagata Messi ayaa ka iska diiday dalab uu ka helay kooxda ka dhisan dalka Russia ee Anzhi Makhachkala, iyadoona sanadkiiba uu heli laha dauun lacageed dhan £205million tasoo ka dhigi laheed ciyaarayahanak aduunaka ugu mushaarka badan .
Messi, oo 25, jir ah aya sidoo kala diiday £24m oo cashuur aysan ku jirin , sida ay qoreen wargesyada dalka Spain ka soo baxo ka hor inta uusan kooxdiisa heshiis la galin .
Barca ayaa ku qasbanan laheed in ay aqbasho dalabka ,lakiin Messi ayaa si cad udiiday waxana markiiba uu wada xaajood uu la galay maxadaxweynah kooxdiisa Sandro Rosell.
Ciyaariyahanka sedaxada jeer ku guuleeystay abaalmarinta laacibka aduunka ayaa noloshiisa u hibeeyay kooxda soo caawisay ee Barca.
Messi ayaa sidoo kale mushaar ahaan asbuucii heli lahaa £460,000 laakin jaceylkiisa Antonella oo jecel nolasha Spain awgeed waxaa uu dooqday Barca.