iyaaryahanka Paulo Guerrero ayaa guusha udhiibay kooxdiisa Corinthians kadib kubad uu madaxa ku tuuray oo ay kaga adkaadeen Nadiga Al-Ahly.
Kooxda Corinthians ayaa ugudubtay Finalka koobka kooxaha aduunka ee ka dhacaya dalka Jaban iyadoo sugaysa natiijada kulanka Chelsea ee beri
Kooxda Reer Brazil ayaa 1-0 kaga badisay Al-Ahly, waxaana goolkaas uu yimid qeybtii hore ee ciyaarta iyadoo kooxda afrika ka socotay ee Al-Ahly ay fursado badan iska qasaariyen
Naadiga hada Finalka joogta ayaa sugi doonta natiijada kasoo baxda kulanka Semi Finalka ah ee bei dhexmari doona Chelsea iyo Monterrey, waxaana ciyaartaas ay ka dhici doontaa International Stadium ee magaalada Yokohama.
Goolhaye
isha Wararka Ciyaaraha
Way ficantahay inuu finalka gaaro naadi awood leh