Tuesday, May 21st, 2013

FA-ga oo soo saaray go’aan ah in ugu yaraan 5 kulan laganaaxo ciyaaryahankii aflgado gaysta

Published on December 12, 2012 by   ·   No Comments

Ciyaaryahanada lagu helo danbiyo la xariira cunsuriyadnimo ayaa waxaa ugu yaraan lagu xakumi doonaa in shan kulan lagaano sidaas waxaa lagu sheegay war kasoo baxay xariirka kubada cagta  Ingiriiska qeybta dishibilinka

Arintan ayaa ka danbaysay kadib markii sida la sheegay ay sii kordheen falalka cunsuriyadnimada ah horyaalka dalka Ingiriiska

Xukunkan ciqaabta ah ayaa saamayn doona ciyaaryahankii lagu helo inuu gaysto fal cunsuriyadnimo ah kaas oo badalaya xukunkii hore ee FA-da

Weeraryahaka Kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa sanadkii lasoo dhaafay laga ganaaxay 8 kulan iyo inuu bixiyo lacag dhan £40,000 akadib markii lagu helay danbi ah inuu aflagaadeeyay daafaca Manchester United Patrice Evra.

Sidoo kale kabtanka Kooxda Chelsea  John Terry ayaa FA-da ku heshay danbi ah inuu hadalo aan wanagsanayn ku yiri bishii September ciyaaryahanka QPR ee  Anton Ferdinand, iagoo laganaaxay afar kulan iyo lacag dhan£220,000.

Goolhaye: Isha Wararka Ciyaaraha

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook