Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa doonaysa in ay heshiiska ukordhiyso ciyaaryahankooda mucjisada ah ee Lionel Messi si ay uhubiyaan in xidigan uu mustaqbalkiisa ku dhamaysto kooxda.
Heshiiska uu Messi kula joogo KooxdaBarcelona ayaa ah mid aan ku filnayn sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Kooxda Barcelona.
Jariirada Spain kasoo baxda ee AS ayaa sheegaysa in Barca ay doonayso in heshiiska ay ka saxiixanayso Messi uu gaaro ilaa sanadka 2020-ka
Waxaa uu sanadkii mushaar ahaan uheli doonaa lacag dhan €9 million sida lagu sheegay warkan ay daabacday kooxda AS ee dalka Spain kasoo baxa.
Goolhaye: Isha Wararka Ciyaaraha