Chelsea daafaceeda Ashley Cole ayaa diyaar u ah in todobadkan uu wadahadala uu la furo kooxah PSG iyo Real Madrid.
The Mirror aya ku warameysa in Cole ay ka go’an tahay in uu soo dhaweeyo koox kasta oo rabto madaama uu ka sii dhacayo heshiiska uu kula joogo kooxda Chelsaea dhamadka xili ciyaaredkan.
Cole ayaa loo ogol yahay in uu la hadlo kooxaha dibada ah horyaalka kooxdisa ay ka ciyartoee Premier League laga bilaabo talaaadada waxana kooxahasi ka mid ah Real iyo PSG .
kooxah Real iyo PSG ayaa mid walba waxa ay u ogahsahay dafaacan seadx sano oo heshiis ah in kastoo an la hubin mustaqbalkooda maclimiinta kooxaha uu usocdo ee kala ah Jose Mourinho iyo Carlo Ancelotti .