Saturday, May 18th, 2013

Akhri: isku aadka Europa League: Sparta Braha v Chelsea, Liverpool Vs Zenit, Tottenham Vs Lyon

Published on December 20, 2012 by   ·   1 Comment

europadraw_2433025bKooxo waa weyn ayaa mar kale is arki doona koobka Europa League kaas oo isku aadkiisii goordhow lasoo gaba gabeeyay, waxaana koobkan ka dhexmuuqada kooxo waa weyn.

Naadiga Liverpool ayaa kulan adag la yeelan doonta Kooxda Zenit ST kaas oo ah kulanka ugu xiisaha badan , halka Chelsea ay marti unoqon doonto naadiga Sparta Braha.

Tottenham Hosper ayaa la dheeli doonta kulan aad u adag kooxda hogaaminaysa horyaalka Faransiiska ee Lyon, waxaa sidoo kale kulan adag isku arki doona Bayer Leverkusen iyo Benfica.

Akhri Isku aadka oo dhamaystiran.

BATE Borisov v Fenerbahce

Inter Milan v CFR Cluj

Levante v Olympiakos

Zenit v Liverpool FC

Dynamo Kiev v Fc Bordeaux

Bayer Leverkusen v Benfica

Newcastle v Metalist Kharkiv

Stuttgart v KRC Genk

Atletico Madrid v Rubin Kazan

Ajax Amsderdam v Steua Buchresti

FC Basel v Dnipro

Anji Makhachkala v Hannover

Sparta Praha v Chelsea FC

Brossia Monchengladbach v SS Lazio

Waxaa kooxahan ay Lugta hore ee wareega 32da ciyaarayaan 14ka Febraayo 2013, sidoo kale lugta labaad waxaa la ciyaari doono 21ka Febraayo 2013.

Sida sharciga uu yahay waxaa Isku aadka wareega 16ka kulamada xiisaha leh ee ka soo bixi kara waxaa ka mid ah kulanka dhexmaraya kooxdii soo badisa Lyon iyo Tottenham oo ku dhici doona kooxdii soo badisa Inter Milan v Cluj.

Ajax ayaa iyagana macquul ay tahay inay wareega 16ka isku arkaan Chelsea waa hadii labada kooxood ay soo badiyeen wareega 32da.

Isku aadka wareega 16ka ee Europa League:

Napoli ama Vitktoria Plzen v BATE Borisov ama Fenerbahce

Bayer Leverkusen ama Benfica v Dynamo Kiev ama Bordeaux

Anzhi Makhachkala ama Hannover 96 v Newcastle ama Metalist Kharkiv

Tottenham ama Olympique Lyonnais v Inter ama CFR Cluj

Levante ama Olympiakos v Atletico Madrid ama Rubin Kazan

Basel ama Dnipro Dnipropetrovsk v Zenit St Petersburg ama Liverpool

Ajax ama Steaua Bucharest v Sparta Praha ama Chelsea.

Finalka Europa League ayaa sannadkan waxaa lagu qaban doonaa 15ka May 2013 Amsderdam, Holland.

Tottenham v Lyon

Napoli v Viktoria Plzen

Goolhaye: Isha Wararka Ciyaaraha

Readers Comments (1)

  1. waxba yaanay ciyaalada yaryar ladaalan naadiga horiyaalka yurub ayaa sanadkan iska leh europe leagua




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook