Saturday, May 18th, 2013

Adriano Galliani: El Shaarawy xitaa kuma badalan doono Mario Balotelli

Published on December 12, 2012 by   ·   No Comments

Madaxweyne kuxigeenka kooxda AC Milan  Adriano Galliani  ayaa sheegay inuusan beec ahayn ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara ee Stephan El Shaarawy xili ay soo baxyeen in ay aad udoonayso Naadiga Manchester City.

El Shaarawy ayaa uu sheegay inaysan wax dalab ah usoo dirin kooxda Manchester City, waxaana ay doonayaan in ay ku badashaan Mario Balotelli ayuu sheegay Galliani.

“waan dhaaranayaa, waan dhaaranayaa in  El Shaarway uu joogayo  Milan,” ayuu wariyaasha usheegay Galliani ” waan ilaashan doonaa waxaana diirada saaraynaa oo kaliya ka maqnaashaha ciyaaryahanadeena ee De Jong”ayuu sheegay gudoomiye kuxigeenka Milan.

Kooxaha waa weyn ee horyaalka Ingiriiska sida United iyo City ayaa doonaya weeraryahankan da;’da yar ee kooxda AC Milan.

Goolhaye” Isha Wararka Ciyaaraha

 

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook