Iyadoo dhowaan la sameeyay isku aadka Champions League wareega 16-ka ayaa waxaa jariirada The Times ee kasoo baxda England ay sameysay qiimeyn ku aadan kooxaha soo bixi kara ee soo gaari kara wareega 8-da .
8 –koox ayey jariiradu soo saartay kadib markii aragti laga aruuriyo dad kabadan 300 kun oo qof oo ubadan dad qubaro sports ah ,waxaana sadaasheedu ay noqotay sidan.
Galatasaray vs. Schalke
Guul: Galatasaray
Celtic vs. Juventus
Guul: Juventus
Arsenal vs. Bayern Munich
Guul: Bayern Munich
Shakhtar Donetsk vs. Borussia Dortmund
Guul: Borussia Dortmund
AC Milan vs. Barcelona
Guul: Barcelona
Real Madrid vs. Manchester United
Guul: Manchester United
Valencia vs. Paris Saint-Germain
Guul: PSG
Porto vs. Malaga
Guul: Malaga
Waa saadaal ku haboon
Tani waa qayaali lkn la’arke waxj dhaca
wale Real iyo man u wa is haayaan lkn la arki doone sida ay noqoto lkn ani man an rajaynaa in ay sobaxdo igaqora taas
Kkkkkk women united way udhamatay mana sobaxayso Real yaa sobaxaysa
Tani waa laga yaaba balse ta alle sida ay tahay bay udhacda waliged ee saa lasocda muslin iyo gaalow……