12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

December 28th, 2012 by
Home » Horyalaada » Brazil/Argentina » 12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

12-kii Waxyaabood ee ugu muhiimsanaa Kubadda Cagta 2012

2012Xili uu sanadkan 2012 uu dhamaad yahay ayaa xiriirka maamula kubbada cagta ee FIFA waxaa uu soo bandhigay 12-kii dhacdo ee ugu xasuusta badneyd sanadkaan .

1. Ilbiriqsigii Taariikhiga ahaa ee Xulka Zambia uu markiisii ugu horreeyay ku qaaday koobka qaramada Africa

2. Bad baadadii xidigii hore Bolton Fabrice Muamba ,kaas oo wadnuhu is taagay

3. Goolkii Sergio Aguerro uu kooxda Man City u dhaliyay waqtigii lagu kordhiyay ciyaartii ay la lahaayeen QPR kulanki ugu dambeeyay xili ciyaareedkii hore

4. Goolkii uu Drogba kja dhaliyay Bayer Munich Final-kii Champions League

5. Sidii la yaabka lahayd ee Tahiti ugu soo baxday Koobka Qaaradaha 2013 markii ciyaar kulul ay 1-0 kaga badisay New Caledonia.

6. Dhibaatadii Hoos u dhaca Dhaqaale ee ku habsatay kooxda Rangers Glasgow oo ah koox leh taariikh ka badan 140-sanadod

7. Rigooradii Pirlo ka dhaliyay xulka Ingriiska Euro

8. Spain oo ku guuleysatay Euro markii ay 4-0 ku garacday Italy

9. Goolkii Alex Morgan ay u dhalisay xulkeeda Mareykanka waqtigii dheeriga ahaa ciyaartii ay la yeesheen Canada ee Semifinal-ka Koobkii Olombikada 2012 ee Dumarka,

10. sadexdii gool ee Ibrahimovic ka dhaliyay England kulanki saaxibtinimada kaas oo noqday laacibkii ugu horreeyay ee 915-kulan Xulka Ingiriiska ka dhaliya 3-gool mar qura,

11. Rikoorkii uu Messi ka jabiyay Muller

12. Guushii Corinthians ee Club World cup markaas oo ay 1-0 ku garaceen Chelsea

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>