Saturday, May 18th, 2013

Qaranka Sudan oo si dirqi ah kaga badiyay qaranka Soomaaliya “Natiijada ciyaarta”

Published on November 28, 2012 by   ·   5 Comments

Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa guuldaro kasoo hooyay kulankii labaad ee ay ciyaaraan waxaana ka badiyay Xulka Sudan.

Waqti dambe ee Ciyaarta ayaa Soomaaliya waxaaa lag dhaliyay Goolka guusha.

Natiitajada Ciyaarta ee Sudan1-0 ay ugu badisay Soomaaliya ayaa ka dhigaysa in soomaaliya ay rajo beesho.

Guruubka   B hada Sadax dal ayaa min Sadax dhibcood wada leh Waa Sudan,Tanzani iyo Brundi laakiin Brundi iyo Tanzani ayaa caawa wada ciyaaraya.

Farid   Mohammad ayaa Goolka guusha ka dhaliyay Xulka dalkeena Soomaaliya.

Readers Comments (5)

  1. Osmaan says:

    War kuwaasi ciyaartoy ma ahan waxeyna galeen khiyaano qaran ee hala ciqaabo

  2. Zaki says:

    Waaw tani waa bilow lkn wan so bxi dona

  3. Wadani says:

    Asc waxan halkan kasalama ya xulka qaranka mida xigta goldarida ha u bixina ninbo wamarki anaga ne wan guley sandona wa in ana sifican u tababarana dalkeyna gudihisa wa in gobal gobal lo ciyara san horumar ku gari lahen kadib gobol walbo inta kul sohun karto laga soxula waxan leyahay tababara ha wa in u sifican o niyad wanagsan ku tababara koxdisa o qabil latura waxa an horumar u garilaneh wa rer hebal qabiil god an ku asno o gacmo wadajir an ahano wan ku leysanena insha allah midakale cayartoda wa inniyada lodhiso sificn lohor mariyo cafimadkoda markey cayarayan sificn lo ogado asoo dhawac ah cayarta gudaheda yanlagu fir san o halabadalo waxana u shegaya tababaraha gul ada keni karo hadad sificn u xaqabtirto mel walbo cayartodada gul sanadka danbe insha allah

  4. hadaa manta nalaga badiyo barena nalaga badiyo yaaa didaaayo in aaan bare danbe badineyno waaa in aan tegernaaa dalkiina garab istaagnaa qaranka

  5. Soomane says:

    Sxbyaal dadka yaan been luu sheegin waxa ciyaarayo ma’ahan qaran ee waa qabiil Alahayow dalkeena nabad nooga dheg




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook