Saturday, May 25th, 2013

Mark Hughes oo la ceyriyay iyo Harry Redknapp oo shaqadaas ku dhow ‘Sawiro”

Published on November 24, 2012 by   ·   1 Comment

Kooxda kubada cagta ee QPR ayaa iska ceyrisay tababare Mark Hughes waxaana jira warar sheegaya in tababarihii hore e Tottenham Harry Redknapp uu ku dhow yahay in shaqadaas uu qabto.

Kuxigeenka tababare Hughes ninka lagu magacaabo Mark Bowen ayaa sii qabanaya shaqada kooxda  Rangers, maadaama kulanka ugu horeeya ee Barclays Premier League ay  Old Trafford beri ku booqan doonaan Man United.

Wxaa jira warar sheegaya in ay wadahadalo usocdaan kooxda iyo tababarre Redknapp kas oo ah shaqsiga ugu dhow shaqada nadiga London ka dhisan.

Ready for a fresh challenge: Harry Redknapp arriving home on FridayHarry Redknapp oo kusii jeeda QPR

Watching brief: Club shareholder Kamarundin Bin Meranun (left) and QPR chief executive Phil Beard (second left) watch QPR's Stephane Mbia train after boss Mark Hughes was sacked this morning 

Fury: Fans turned on Hughes following the defeat to Southampton at homeTababaraha shaqada laga eryay Hughes 

Tababaraha Kooxda QPR ee shaqada laga tir tiray ayaanan kooxda gaarsiin wax guul ah dhamaan horyaalka dalkan ingiriiska kulamadii la ciyaaray.

Kooxda ayaa haatan ah tan ugu hooseysa ee horyaalka, waxaana ay leedahay 4 dhibic oo kaliya, iyadoona ay sugayaan kulamo ad u adag

Waxaa taas dheer in inta badan ciyaryahanada haatan kooxda kusugan ay yihiin kuwa xili ciyaareedkan la keenay lacag badana la geliyay.

Readers Comments (1)

  1. Mustaf says:

    Waxan leyahahay leyska ciyardooda chalsea wax ayaa kaqaldan




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook