Wednesday, May 22nd, 2013

David Luiz oo Chelsea ugu baaqay in la keeno Felcao.

Published on November 17, 2012 by   ·   1 Comment

David Luiz oo ka tirsan difaacyada kooxda Chelsea ayaa waxaa uu sheegay in koodiisa loo baahanyahay in ay ku dagaalamaan helitaanka laacibka ka soo jeeda wadanka Colombia weerarkana uga ciyaara kooxda Atletico Madrid ee Felcao lagu magacaabo.

Luiz ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ula yaabay weeraryahanka koxda Atletico Madrid iyo xulka Colombia Felcao ka gadaal markii ay labada xul ee Brazil iyo Colombia is farasaaareen kulan saaxiibtinimo tadobaadkii aynu kasoo gudubnay.

Waxaa uu sheegay in uu u arko nin mucjiso ah isla markaana xataa aysan ku kubad dhameyn dadka la buunbuuninayo sida uu sheegay kuwaa oo uu ku kal tilmaamay Ronaldo iyo Messi kuwaa oo uu shaaca ka qaaday in aney ku kubad dhameyn ciyaaryahan Felcao.

Waxaa ku jira hadalka Luiz isla markaan aaminsan isla fekerkaasi macalinka kooxda Chelsea Di Mateo oo shaaca ka qaaday in aney ka gaabin doonin sidii Felcao loogu soo biirin lahaa kooxda Chelsea ee kui ciyaarta Stamford Bridge.

Goolhaye.com Isha Sportiga Adduunka.

Readers Comments (1)

  1. zaid-mohamed says:

    waa muhiim inlahelo falcao maxaa yelay chelsea kuma xisabtamikarto wax cup ah hadi aysan kenin falcao




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
  • Facebook